Hal-Abuur Academy

Hal-Abuur Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hal-Abuur Academy, Education Website, howlwadaag, Mogadishu.

π‘­π’‚π’„π’†π’ƒπ’π’π’Œ π‘·π’‚π’ˆπ’† π‘°π’Šπ’ƒ 𝑨𝒉 π‘­π’π’π’π’π’˜π’†π’“π’” π’Œπ’Šπ’Šπ’”π’‚ π’–π’…π’‰π’‚π’™π’†π’†π’šπ’ 10 π’Œπ’–π’ 𝑰𝒍𝒂𝒂 50 𝑲𝒖𝒏 π‘ͺπ’Šπ’…π’Šπ’Š π‘―π’†π’†π’šπ’”π’‚ 𝑯𝒂𝒏𝒂𝒍𝒂 𝒔𝒐𝒐 π‘Ώπ’Šπ’“π’Šπ’Šπ’“π’•π’
08/03/2025

π‘­π’‚π’„π’†π’ƒπ’π’π’Œ π‘·π’‚π’ˆπ’† π‘°π’Šπ’ƒ 𝑨𝒉 π‘­π’π’π’π’π’˜π’†π’“π’” π’Œπ’Šπ’Šπ’”π’‚ π’–π’…π’‰π’‚π’™π’†π’†π’šπ’ 10 π’Œπ’–π’ 𝑰𝒍𝒂𝒂 50 𝑲𝒖𝒏 π‘ͺπ’Šπ’…π’Šπ’Š π‘―π’†π’†π’šπ’”π’‚ 𝑯𝒂𝒏𝒂𝒍𝒂 𝒔𝒐𝒐 π‘Ώπ’Šπ’“π’Šπ’Šπ’“π’•π’

Maanta dad badan baa kuleh shaqo la'aan baa Naheeysa oo bilaa camal baanu nahay balse waxba k**a oga fursada taala socia...
14/01/2025

Maanta dad badan baa kuleh shaqo la'aan baa Naheeysa oo bilaa camal baanu nahay balse waxba k**a oga fursada taala social media ha iyo dhaqalaha laga sameeyo facebook iyo social media ha kalaba.

Hadaba kaliya ha eegin shahaadada aad heeysato ama hadaadan shahaado heysan intaba ee ka faaiideeyso fursadaha dahabiga ah ee xur aad utahay shaqadaada , kaliya baro sida looga shaqeeysto fcebuuga.

Waxaana kuu diyaarinay aqoon dhameestiran oo ku saabsan sida aad uga shaqeeysan laheyd page iyo shuruudihiisa sida loo buuxiyo intaba.

Hadaba hada diyaar utahay link ga hoose kuso dhufo..

Ma doooneysaa XORNIMO DHAQAALE ama Xornimo Maaliyadeed haddii jawaabtaada HAA tahay Maalgasho Oo Baro Habka iyo XIRFADA ...
07/01/2025

Ma doooneysaa XORNIMO DHAQAALE ama Xornimo Maaliyadeed haddii jawaabtaada HAA tahay

Maalgasho Oo Baro Habka iyo XIRFADA Ugu Fudud ee maanta Xornimo Maaliyadeed kusameyn karto Oo ah FACEBOOK PAGE in aad sameeysato Shuruudaha dhan Kuu buuxin kara Adigoo Jooga SOMALIYA oo runahaantii loo ogoleyn lkn xeelado aad isticmaali karto aad lacag uga sameyn karto maanta shuruudaha shanta ahna aad ku buuxi karto.

Fadlan haddii aad daneeneyso in aad barato xirfadaan ama farsamadaan waxaan kuu diyaarinay kooras dhameestiran oo ku baran karto dhamaan waxyaalahaas.

Booqo website keena oo iska diiwaan gali link ga hoose .

https://halaburacademy.com/student-registration/

20/12/2024

Kusoo Dhawaaw ,hadii Aad dooneyso in aad barato xirfada Facebuug Monetization ka, iyo page ka sida dhaqaale looga sameeyo adigoo jooga Gurigaaga ama Xafiiskaaga

Fadlan Booqo Website keena oo Iska diiwaan gali course ka.

https://halaburacademy.com

Ka faaiideyso qiima dhimista hada socota ee Ah 50%

Course kaan wuxuu gaar uyahay dadka bilaaw ga ah oo hada doonaya in eey page sameestaan iyo kuwa page ka leh islamarkaana caqabad ka heeysata sideey dhaqaale uga sameyn lahaayeen page kooda.

11/11/2024

hello and welcome to my new page

Send a message to learn more

Address

Howlwadaag
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal-Abuur Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share