09/06/2026
Sawirada qeybta 1aad Xafladda sagootinta dufcadda 20 aad ee dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School, Community College, Suuqa Xoolaha, Dhabarka Danbe ee Baar Jowhar/Yaaqshiid, Mogadishu.
09/06/2026
Sawirada qeybta 1aad Xafladda sagootinta dufcadda 20 aad ee dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School
Maamulka , macalimiinta Iyo ardeyda Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary waxey ka mahad celinayaan booqashadii taarikhiga aheyd ee dhiiri galinta iyo dardaaran guud fasalka 12aad ee dufcada 20aad.Booqashadiinnu waxay noo ahayd dhiirigelin iyo sharaf weyn.
Dr:Husein Ahmed salaad iyo cali xasan maxamed( cali mowjud)
20/05/2026
Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026
Wixii faahfaahin kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]
20/05/2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa, ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada, in Imtixaanka Qaranka sannadkan la gali doono 20ka Juun ilaa 25ka Juun 2026.
DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]
Xafladda sagootin fasalka 11aad(B,T,J iyo X) ee dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School
15/05/2026
Xaflada sagootinta class Form-3 ee dugsiga sare Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School sanad dugsiyeedka 2025_2026
27/03/2026
Iyadoo laga duulayo wadatashiyadii bahda waxbarashada iyo falanqaynta heerka fulinta manhajka iyo dhammaystirka casharrada, waxaa la isla qaatay in imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir la qaado maalmaha 15 ilaa 18 Juun 2026.
Dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamullada dugsiyada ha u diyaar garoobaan.
20/03/2026
CIID WANAAGSAN
Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.