13/06/2025
Hamvaliyo Hambaliyo dhamaan ardayda fasalka 8aad waxaan idin rajeynayaa natijo qurxon I.a
ku soo dhowoow wll hoyga aqoonta
13/06/2025
Hamvaliyo Hambaliyo dhamaan ardayda fasalka 8aad waxaan idin rajeynayaa natijo qurxon I.a
21/01/2025
Dhamaan Maamulka macalimiinta iyo ardayda waxay sagootinayaan ustad aadan abdulllahi oo safar gaaban ku tagay Baydhabo janaay. maamule waxaan ku leenahy safar Salaam ✌ adoo nabada inoo soo noqo I.a
19/09/2024
Waxaa saakay tartan xiiso badan dhexmaray fasalada ku loolama aqoonta
Ee 8aad iyo form one , kuwaas oo xifaaltan soo jireen ah ka dhaxeysay markey ahaayeen
7aad iyo 8aad ugu dambayn waxa uu kusoo dhamaaday natiijadaan hoose.
F 1. 22
8aad 22
Adaa leyga beeray hooyo ❤️ jamiilo iyo fartun o wacdara dhigay tanrtanka maanta dhacay
01/09/2024
01/09/2024
1 2 3 4 well done 👍
01/09/2024
New academic year 2024-2025 ❤️
07/08/2023
Ku soo dhawaada dhamaan waalidiinta iyo ardayda soo maaliyeed Sanad Dugsiyeedka 2023-2024
07/08/2023
Ku soo dhawaada Kalsooni Primary & Secondary School 2023-2024
21/12/2022
Sagootintii macalimadda Ruqiyo Allah Nabad kuu geeyo mcln amin