20/07/2024
Beesha Eeley waxay ka mid tahay Beelaha Rahweyn ee Daga deegaanada Konfurta Somaliya, waxay ka mid tahay kuwa ugu magac dheer ee Somaliya Eeley waxa uu kaso Bilowdey asalkiisa dad reer Guura aha oo degey degmada Buur Hakabo ee Gobolka Baay Beesha Eeley waxay u qeybsanta ilaa 3 lafood oo kala ah 1. Bohoraad 2. Naasiye 3. Geedi fale Beesha Eeley .Rahweyn
. Mirifle
.Siyeed
waxay degaan gobolada Bay,Bakool,Shabeelaha Hoose,Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose ayadoo saameyn weyn ku leh dhanka Siyaasada. Magacyada dadka magac ku leh beeshan Fowsiyo Maxamed Sheekh Xildhiban Dowlada Dhexe Gen. Ibrahim Ali Yarow taliyaha Maxk**ada sare Ciidamda Qalabka Sida Xil, Mohamed Sheikh Usman Jawaari Xildhiban Senoter Ilyaas Ali Xildhiban Aqalka Sare. Gen. Ibraahim Yarow taliyaha Qeybta 60aad ee CXDS Abdifatah Ibrahim Sagacious Agaasimaha Isbitalka Gobolka Baay, Maxamed Xaaji Xasan Taliyihii Saldhiga Police-ka degmada Buur Hakaba