Tayo Students Union 'T S U'

Tayo Students Union 'T S U' TSU waa midow arday oo ay ku midaysanyihiin dhammaan ardayda dugsiyada Hay'ada Tayo for Education

01/12/2024

Hadal jeedintii Musharax Gudoomiye Abdirahman Mohamed Osman (Shardi)

01/12/2024

Hadal jeedintii Musharax Gudoomiye Sayid-cali Muqtar Axmed

Sawiro Qeybta 1aadXaflada Doorashada Gudoonka Midowga Ardayda Hay'adda Tayo For Education
30/11/2024

Sawiro Qeybta 1aad
Xaflada Doorashada Gudoonka Midowga Ardayda Hay'adda Tayo For Education

Super cupka T.S.U  waxaa kuguuleystay fasalki ka socday Dugsiga Mujamac Yaaqshiid   Kaas ah F1A  hampliyo hampliyo hampl...
03/06/2024

Super cupka T.S.U waxaa kuguuleystay fasalki ka socday Dugsiga Mujamac Yaaqshiid
Kaas ah F1A hampliyo hampliyo hampliyo

Kulanka finalka ee lagu soo xeraaye super cupka T..s.U            Qeybta 1     Tayo waa tiirkii tacliinta       Towxiidn...
03/06/2024

Kulanka finalka ee lagu soo xeraaye super cupka T..s.U
Qeybta 1
Tayo waa tiirkii tacliinta
Towxiidna waa tiirkii islamka

27/05/2024

daahfurka tarttanka kubada cagta xukumada T.S.U

15/05/2024

ᴡᴀʀʙɪxɪɴ
Gᴜᴅᴏᴏᴍɪʏᴀʜᴀ ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ᴀʀᴅᴀʏᴅᴀ ᴊᴀᴍᴄɪʏᴀᴅᴀ ᴛᴀʏᴏ
Xᴜᴋᴜᴍᴀᴅᴀ ᴛ.s.ᴜ

عزوة بدر الكبرى𝗗𝗔𝗚𝗔𝗔𝗟𝗞𝗜_𝗕𝗔𝗗𝗔𝗥waxaan xuseynaa maanta guushii weyneyd ee muslimiinta ka gaareen dagaalkii weynaa ee Bader,...
28/03/2024

عزوة بدر الكبرى

𝗗𝗔𝗚𝗔𝗔𝗟𝗞𝗜_𝗕𝗔𝗗𝗔𝗥

waxaan xuseynaa maanta guushii weyneyd ee muslimiinta ka gaareen dagaalkii weynaa ee Bader, dagaalkaas oo laga joogo 1443H sano
Dagaalkii Beder: waa dagaal dhacay, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D oo u dhiganta 17kii Ramadan sanadkii 2aad ee Hijrada Islaamka; dagaalkaasi oo ka dhacay meelo ka mid ah deegaanka Xijaas (ee maanta loyaqaan dalka Sacuudi Carabiya)

26/03/2024
Gᴜᴅᴏᴏɴᴋᴀ sᴀʀᴇ ᴇᴇ ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ᴛ.s.ᴜ  ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ᴅʜᴀᴍᴍᴀɴ ᴜᴍᴀᴅᴀ sᴏᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ ᴜɢᴜ ʜᴀᴍʙᴀʟɪʏᴇɴᴇʏɴᴀᴀ ᴅʜᴀʟᴀsʜᴀᴅᴀ ʙɪsʜᴀ ʙᴀʀᴀᴋᴇʏsᴀɴ ᴇᴇ ʀᴀᴍᴀ...
10/03/2024

Gᴜᴅᴏᴏɴᴋᴀ sᴀʀᴇ ᴇᴇ ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ᴛ.s.ᴜ ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ᴅʜᴀᴍᴍᴀɴ ᴜᴍᴀᴅᴀ sᴏᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ ᴜɢᴜ ʜᴀᴍʙᴀʟɪʏᴇɴᴇʏɴᴀᴀ ᴅʜᴀʟᴀsʜᴀᴅᴀ ʙɪsʜᴀ ʙᴀʀᴀᴋᴇʏsᴀɴ ᴇᴇ ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ
sɪ ɢᴀᴀʀ ᴀʜ ᴡᴀxᴀᴀɴ ʜᴀᴍʙᴀʟɪʏᴏ ʟᴇᴇɴᴀʜᴀʏ ɢᴜᴜᴅ ᴀʜᴀᴀɴ ᴀʀᴅᴀʏᴅᴀ ɪʏᴏ ᴡᴀᴀʟɪᴅɪɪɴᴛᴀ
sᴏᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ ɪʟᴀʜᴇʏ ʜᴀ ɪɴᴀɢᴀ ᴅʜɪɢᴏ ᴋᴜᴡɪɪ ᴋᴀ ғᴀᴀɪᴅᴇʏsᴛᴀ ʙɪsʜᴀɴ ʙᴀʀᴀᴋᴇʏsᴀɴ ᴏᴏ ᴄɪʙᴀᴀᴅᴀᴅᴏᴏᴅᴀ ʟᴀ ᴀǫʙᴀʟᴏ

Rᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ ᴍᴜʙᴀᴀʀᴀᴋ
Dʜᴀᴍᴀᴀᴅ

Address

Jidka 30 Ka
Mogadishu
BN252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Students Union 'T S U' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share