Hot combat
Al-insan Primary & Secondary School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-insan Primary & Secondary School, Education, Al-insan Street, Mogadishu.
31/12/2019
Fadlan nagu soo biir oo like ta ku dhifo page kaaaan
Soomaaliya
08/09/2019
SHAQO OO BANAAN:
Dugsiga Al-insan
Xaruntiisa macaani
Waxa uu xayeysiinayaa fursad shaqo oo banaan
Taas oo kala ah:
1- macalin Biology iyo chemistry
2- macalin History iyo geography
ku xiran fursadaan
1- Codsaha waa in uu heestaa shahaado jaamacadeed oo waxbarasho ah (faculty of education)
2- waa in uu leeyahay codsadaha laba sano oo khibrad shaqo ah ugu yaraan
3- waa in uu ku wanagsanyahay luqadda Engiriiska (English language)
4- in uu ku wanagsanyahay wax wada qabsiga xariirka macallimiinta iyo waalidiinta
5- in uu deganyahy agagaarka degaanka macaani
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
Tell: 0615565786/0618655090 ama 0619880667
waxaa si habsami leh u socda howlaha waxbarasho ee Al-insan
Maamule Suleyman abuukar bilaal
iyo howl wadeynada kale ee Dugsiga wey Mahadsanyihiin
dhamaan Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Al-insan
waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ardaydii ka qeyb gashay imtixaankii dowlada qaaday
ķuna soo gudbay hambalyo markale
-insan
Al insan waa iskuul caanoo
Aqoon ileys lahoo
Arday heybad lahoo
Aflax iyo ileyskii
Barayaal iftiimkiyo
Jacliga dilaayo
Halkey joogaanba
Al insan weeyo
Halka lagu nagaado
Loo hilo babaa tahay
Hilaac soo baxayiyo
Hobaan casaatooo
Loo holoobaybaa tahay
Q:::::%IKRAN HAWE
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |