Arday k mida Iskuulka Omeega_Abuubakar
Omega Computer Institute
Hoyga Tacliinta
26/12/2025
Jumma Mubaarak
Racad Cumar oo ka mid ah ardayda Omega School qeybta kambuyuutar ka.
Arday ka mida Iskuulka Omega_Ruun Aadan
Arday ka mid ah iskuulka Omega_Af Soomaali
24/12/2025
Waxaan goor dhow bilaabi rabnaa koorso cusub oo English ah
Sida loo sameeyo Folder magac la'aan ah@Omega school_Computer section
20/12/2025
OGAYSIIS MUHIIM AH
Iskuulka Omega wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo bulshada danaynaysa naqshadaynta iyo waxyaabaha la xiriira in uu bilaabayo koorso cusub oo Graphic Design ah.
Koorsooyinkani waxay ku bari doonaan xirfadaha casriga ah ee naqshadeynta, adigoo ka helaya aqoon iyo tababar tayo sare leh.
Ha seegin fursaddan dahabiga ah!
Isdiiwaangelintu way furan tahay, tiraduna waa xadidan.
👉 Ku soo biir Iskuulka Omega, kuna dhis mustaqbal hal-abuur leh.
Link ga isdiiwaan gelinta
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://forms.gle/arRbYzqsTNaEk4c78
20/12/2025
Goor dhow waxaan bilaabi rabnaa koorso Web development ah
Wordpress iyo code labaduba
Fadlan isdiiwaan geli link ga isdiiwan gelinta waa kan;
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://forms.gle/arRbYzqsTNaEk4c78
10/01/2025
Jimce wanaagsan
20/12/2024
Jumma Mubarak Computer Institute
08/11/2024
Jimce wanaagsan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hamar Weine/Adayga Road
Mogadishu