UNISO Faculty Of Natural Resources Science

UNISO Faculty Of Natural Resources Science

Share

Faculty of Natural Resources Science
@University of Somalia - UNISO.

Photos from UNISO Faculty Of Natural Resources Science's post 05/01/2026

Ardayda waaxyaha Beeraha ee Kuliyadda Cilimiga Kheyraadka Dabiiciga ah, Jaamacadda Soomaaliya (UNISO), ayaa tababar shaqo (Internship) ku qaadanaya beeraha Afgooye.

Tababarkan waxay si toos ah ugu baranayaan wareegga wax-soo-saarka khudaarta, iyaga oo helaya waayo-aragnimo cilmi oo ku saabsan beerista, daryeelka dalagga, maareynta waraabka iyo la socodka koritaanka dhirta ilaa goosashada (from land preparation to harvesting).

Tababarkani wuxuu xoojinayaa isku xirka aqoonta fasalka iyo waaya-aragnimada beerashada, isaga oo dhisaya arday xirfad leh oo ka qayb qaata horumarinta beeraha casriga ah iyo sugnaanta cunnada.

Photos from UNISO Faculty Of Natural Resources Science's post 28/12/2025

Waxaa Practical ku saabsan "๐†๐ซ๐จ๐ฌ๐ฌ ๐„๐ฑ๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐ฉ๐š๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ฅ๐ž๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐ฅ๐ฎ๐ง๐ , ๐ฅ๐ข๐ฏ๐ž๐ซ ๐š๐ง๐ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ" qaatay arday ka mid ah waaxda Caafimaadka Xoolaha (Department of Veterinary Medicine).

Ardayda ayaa practical-kan ku fahmay baaritaanada la xiirira ๐ก๐ž๐ฆ๐จ๐ซ๐ซ๐ก๐š๐ ๐ž, ๐ฉ๐จ๐ฌ๐ญ๐ฆ๐จ๐ซ๐ญ๐ž๐ฆ ๐œ๐ฅ๐จ๐ญ, ๐๐ž๐œ๐ซ๐จ๐ฌ๐ข๐ฌ, ๐š๐ง๐ ๐œ๐š๐ฅ๐œ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง.

Ardayda ayaa fahmay calaamadaha la arki karo ee lagu qiimeyn karo xaaladaha caafimaad ee xoolaha ka dib marka la qalo, sida Xinjirowga, dhiigbaxa, iyo nudayaasha adkaada marka ay buuxiso Kalsiyam (calcification).

UNISO Faculty Of Natural Resources Science

Photos from UNISO Faculty Of Natural Resources Science's post 23/12/2025

Arday ka tirsan Kulliyadda Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO), gaar ahaan Waaxda Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha, ayaa maanta ka faaโ€™iideystay tababar muhiim ah oo ku saabsan dhaqashada geela.

Tababarka wuxuu diiradda saaray:
๏‚ง Noocyada kala duwan ee geela
๏‚ง Hababka quudinta iyo daryeelka geela
๏‚ง Nidaamka lisidda iyo ka faaโ€™iideysiga caanaha geela
๏‚ง Cudurrada ku dhaca geela iyo hababka loo xakameeyo, loona daaweeyo.

Ujeeddada tababarka wuxuu ahaa in ardaydu ay helaan aqoon casri ah iyo farsamooyin waxtar u leh horumarinta dhaqashada geela, si ay mustaqbalka uga qeyb qaataan kobcinta dhaqaalaha iyo horumarka xoolo-dhaqashada dalka.


Photos from UNISO Faculty Of Natural Resources Science's post 05/11/2025

Qaar ka mid ah Ardayda Waaxda Beeraha, Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ayaa tababar ciwaankiisu ahaa "Qaab-dhismeedka Dhismaha Aqalka Dhirta Lagu Koriyo (Greenhouse)โ€ ku qaatay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS. Tababarka waxaa Bixiyey Khabiiro ku xeel dheer Cilmiga beeraha.

UNISO Faculty Of Agro - Veterinary Science

Photos from University of Somalia - UNISO's post 05/11/2025
23/10/2025

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐”๐๐ˆ๐’๐Ž) waxay si rasmi ah u shaacinaysaa ๐™™๐™š๐™š๐™ฆ ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™จ๐™๐™ค oo buuxa oo lagu baranayo ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†, waa takhasus cusub oo muhiim ah oo loogu talagalay kobcinta aqoonta badda, kalluumeysiga casriga ah, iyo maaraynta khayraadka dabiiciga ah ee dalka.

Takhasuskan cusub Waxaa loogu talagalay ka faaโ€™iideysiga kheyraadka Dalkeena, Horumarinta deegaanka, kalluumeysiga iyo cilmi-baarista badaha.

Photos from UNISO Faculty Of Natural Resources Science's post 19/09/2025

Qalinjebiyaasha Kulladda ayaa qeyb ka qaaatay arimaha hor-tabinta u keh, Naadiga walinjebiyaasha UNISO.

Naadiga Qalinjebiyaasha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO Alumni), Gudoomiye Dr Ahmed Abdulkadir (Laa Mushkila) oo wada kulamada latashiga ah ayaa kulan la yeeshay Naadiga Qalinjebiyaasha kuliyadda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee UNISO.

Kulankaas waxaa looga arrinsaday sida ay qalinjebiyaasha Jaamacadda uga qeybqaadan karaan Wadashaqaynta, Dhisida iyo horumarinta Naadiga.

Gabagabadii kulanka Naadiga Qalinjebiyaasha kuliyadda Agro- Veterinary ayaa Dardaaran iyo Talooyin siiyeen Guddoomiyaha Naadiga Qalinjebiyaasha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO Alumni).

19/09/2025

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€ ๐๐€๐ƒ๐€๐!โ˜€๏ธ

Jaamacadda Soomaaliya (UNISO)
Waxaa sharaf noo ah inaan ku dhawaaqno Deeq Waxbarasho Gaar ah oo loo fidinayo ardayda Soomaaliyeed ee danaynaya barashada khayraadka dabiiciga ah iyo deegaanka si ay uga qayb qaataan horumarinta dalkooda.

Deeqdani waxay ku siinaysaa fursad aad ku barato mid ka mid ah qaybaha hoos yimaada Kulliyadda Culuumta Khayraadka Dabiiciga ah iyo Deegaanka:
โœ… Department of Agriculture
โœ… Department of Veterinary Medicine and Animal Husbandry
โœ… Department of Agribusiness
โœ… Department of Environmental and Disaster Management
โœ… Department of Marine Science

๐Ÿ’ก Haddii aad rabto inaad mustaqbalka kaalin muuqata ku yeelato ilaalinta iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya, tani waa fursad dahabi ah oo aadan iska lumin.

Ha ka harin! ku soo biir Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) oo qaado tallaabo muhiim ah oo ku aaddan dhisidda aqoontaada iyo mustaqbalkaaga.

31/08/2025

We extend Our Most Profound Congratulations to the ๐„๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐ฏ๐š๐ฅ๐ž๐๐ข๐œ๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐š๐ง๐ฌ who have achieved the highest academic honors in each of their respective Faculties

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu