20/09/2024
Jimco Wanaagsan
Waa Malin Fadligeeda Wadata Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammad (NNKH) ❤️ﷺ❤
DHU Medicine and Health Sciences: Your gateway to a world of possibilities
20/09/2024
Jimco Wanaagsan
Waa Malin Fadligeeda Wadata Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammad (NNKH) ❤️ﷺ❤
18/09/2024
Isku soo noqod wanaagsan dhammaan Ardada kulliyadda Culuumta Daaweynta iyo Qaliinada ee Jaamacadda DHU ee MHS.
09/09/2024
27/08/2024
Hambalyo 🥰
Xukuumadda MAJDA waxa ay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan ardada soomaaliyeed ee ka gudubtay imtixaanka dugsiga sare ee qaranka.
27/08/2024
Bahda Darul Hikmah University-DHU waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaan ardada Soomaaliyeed ee maanta ee kasoo gudbay Dugsiga Sare.
Si aad uga faaiidaysato fursadaha waxbarasho ee jaamacadda nagala soo xiriir lambarka gaaban 2452.
31/05/2024
Kulanka k**a dambeysta ah ee ciyaaraha kubadda cagta ee MAJDA CUP 2024 ee todobaadka dhaqanka jaamacadda Darul Hikmah University-DHU, ayaa berri galab ka qabsoomaya garoonka Ahmed Gurey.
Waxaa wada ciyaaraya Kulliyada Culuumta Caafimaad ka iyo Kulliyada Culuumta Computing ka.
Saadaali kulanka beri, kuna guuleyso $5
𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 post-ga & 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 oo share garee.
2. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa guulaysan doona 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 xagga 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.
-------------------
MAJDA OFFICE
[email protected]
31/May/2024
Mogadishu-Somalia
28/05/2024
28/05/2024
28/05/2024
Waxaa galabta si rasmi ah u bilowday tartanka cayaaraha kubadda cagta ee koobka MAJDA ee Todobaadka Dhaqanka Jaamacada Darul Hikmah University-DHU, waxaana koobka daah furay Agaasimaha Xafiiska Maamulka Jaamacadda Mr. Xasan Nuur Ustaad Siidii iyo Madaxa Xafiiska Arimaha Ardada Dr Mustafa Yuusuf. Kulanka furitaanka waxa uu ahaa kulan aad u xumasad badan wuxuu na dhexmaray Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Kulliyadda Caafimaadka, waxaana ugu dambeyn ay ciyaartu kusoo idlaatay 4:4, taas oo ka dhigtay in rigooreyaal la isla aado. Waxay guushu ku raacday rigoorayaal 10:9 Kulliyadda Caafimaadka. Hambalyo!
-------------------
MAJDA OFFICE
[email protected]
28/May/2024
Mogadishu-Somalia
28/05/2024
Waxaa dhacay isku aadka tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee todobaadka dhaqanka Jaamacadda Darul Hikmah University-DHU
Tartankaan ayaa qeyb ka ah dabaal degga todobaadka dhaqanka iyadoo ay ku tartamaan dhammaan kulliyadaha Jaamacadda.
Kulankee ugu adag ayaad is leedahay..?
Kooxdee se u rajeynaysaa in ay noqoto Champions ka MAJDA 2024..?
_________________
MAJDAH OFFICE
[email protected]
26/May/2024
Mogadishu-Somalia.