معهد التبيان للعلوم الشرعية Machadka Tibyaan

معهد التبيان للعلوم الشرعية Machadka Tibyaan

Share

معهد التبيان للعلوم الشرعية معهد شرعيّ يدرس فيه علوم الشريعة متماشيا مع الواقع المعاصر معهد التبيان للعلوم الشرعية منبع العلم والعلماء

23/08/2026

Booqashadii Wasaaradda Waxbarashada ay ku soo booqatay Machadka Tibyaan intii lagu guda jiray Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

19/08/2026

🎉 HAMBALYO DUFCADDA 5-AAD! 🎓

Waxaan uhambalyeynaynaa 10-ka arday ee ugu sarreeya Shahaadiga 5-aad ee معهد التبيان للعلوم الشرعية Machadka Tibyaan Sannad-dugsiyeedka 2025/2026. 👏✨

Dadaalkiinnii, dulqaadkiinnii iyo juhdigiinnii maanta waa miro-dhaleen. Waxaan idiin rajeyneynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya oo ay ka buuxaan fursado iyo guulo waaweyn. 🌟

Sidoo kale, waxaan mahad iyo bogaadin gaar ah u jeedinaynaa macallimiinta, kuwaas oo aqoontooda, waqtigooda iyo dadaalkooda ku bixiyay waxbaridda iyo tarbiyeynta ardayda; waalidiinta, oo mar walba garab iyo dhiirrigelin u ahaa ubadkooda; iyo guud ahaan dhammaan bahda Tibyaan, oo door weyn ka qaatay guushan qiimaha badan. 🙏💐

Guushani waa mid aynu wada leenahay, waana natiijada iskaashiga ardayda, macallimiinta, waalidiinta iyo maamulka Machadka.

🎊 Hambalyo 5-aad!
🎓 Hambalyo dhammaan Bahda Tibyaan!

Guul iyo gobannimo aqooneed ayaan idiin rajeyneynaa! 🌟

Tibyaan
Tayo iyo Tarbiya Toosan.

18/08/2026

#كلمة الأستاذ عبد الغني حيري
عند إخراج نتائج الطلبة

17/08/2026

🎉 HAMBALYO ..... HAMBALYO 🎉

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda Machadka Tibyaan waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka naqliga, Heerarka waxbarasha Machadka:
🎈Heerka Sare
🎈Heerka Dhexe
🎈Heerka Hoose
Sanad-dugsiyeedka 2025–2026

Farxad gaar ah ayay noo tahay natiijada wanaagsan ee ay ka keeneen Heerarka waxbarashada ay dhigtaan.

Guushan qiimaha badan waxay ka dhalatay dadaalka ardayga, juhdiga macallimiinta, garab istaagga waalidiinta iyo wada-shaqeynta dhammaan bahda Machadka Tibyaan.

👏 Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa macallimiinta iyo waalidiinta kaalintooda muhiimka ah.

Tibyaan
Tayo iyo Tarbiya Toosan.

15/08/2026

#نصيبة عبد الولي فازت بالمركز الأول في مسابقة الحاذق في حفظ السنة النبوية.
#معهد التبيان للعلوم الشرعية
#منبع العلم والعلماء

13/08/2026

Waxeey ku guuleeysatay 500$

13/08/2026

Waxeey ku guuleeysatay 2000$

13/08/2026
13/08/2026

Abaal marintii maanta ee Ardad معهد التبيان للعلوم الشرعية Machadka Tibyaan ee kaalmaha h**e kagalay Tartankii Mu,assada Xaadiq

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Holwadag
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:20 - 17:00
Tuesday 07:20 - 17:00
Wednesday 07:20 - 17:00
Thursday 07:20 - 17:00
Friday 07:20 - 17:00
Saturday 07:20 - 17:00
Sunday 07:20 - 17:00