JUTSA - Jamhuriya University Technology Students Association

JUTSA - Jamhuriya University Technology Students Association

Share

CIT students assoc. @JUST: Engage, learn, grow, inspire,

Photos from JUTSA - Jamhuriya University Technology Students Association's post 19/08/2026

๐—”๐—Ÿ๐—ซ๐—”๐— ๐——๐—จ๐—Ÿ๐—œ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—›

๐—๐—จ๐—ง๐—ฆ๐—” waxay si rasmi ah u soo gabagabeysay ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€-๐—ธ๐—ฎ โ€œ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐˜„๐—ถ๐˜๐—ต ๐—”๐—œ ๐—ฃ๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฑโ€, oo diiradda lagu saarayay adeegsiga ๐—”๐—œ iyo farsamooyinka casriga ah ee Graphic Design-ka.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ (๐—˜๐—ป๐—ด๐—ฟ. ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ), ๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ-๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐˜ & ๐—ฆ๐—ฒ๐—ป๐—ถ๐—ผ๐—ฟ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฎ๐˜ ๐—ฆ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†,oo aqoontiisa iyo khibraddiisa la wadaagay ka-qaybgalayaasha.

Sidoo kale, mahadnaq iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan ardaydii iyo ka-qaybgalayaashii sida wanaagsan uga soo qeyb galay oo wax faaโ€™ideysatay.

๐—๐—จ๐—ง๐—ฆ๐—” โ€“ ๐—ž๐—ป๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฒ๐—ฑ๐—ด๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ & ๐—œ๐—ป๐—ป๐—ผ๐˜ƒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป.

18/08/2026

๐‰๐”๐“๐’๐€ waxay idiin soo bandhigeysaa ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐€๐ˆ ๐๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐ž๐, kaas oo diiradda lagu saarayo sida loo isticmaalo ๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž (๐€๐ˆ) si loo horumariyo loona fududeeyo shaqada ๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง-๐ค๐š. ๐ŸŽจ๐Ÿค–

Waxaa soo jeedinaya:

๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ (๐„๐ง๐ ๐ซ. ๐–๐š๐ซ๐ฐ๐š๐ซ)
๐Œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ข-๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ & ๐’๐ž๐ง๐ข๐จ๐ซ ๐‹๐ž๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ซ ๐š๐ญ ๐’๐จ๐๐ž๐ฆ๐ฒ.

Kasoo qeybgal si aad u barato xirfado cusub, farsamooyin casri ah, iyo sida AI loogu adeegsan karo naqshadeynta si hufan oo hal-abuur leh.

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ-๐ค๐š, si aad u hesho fursad aad ku horumariso xirfadahaaga ๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง-๐ค๐š iyo adeegsiga ๐€๐ˆ.

๐Ÿ“… ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐Ÿ๐Ÿ— ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
โฐ ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐ŸŽ๐Ÿ:๐ŸŽ๐ŸŽ๐ฉ๐ฆ
๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐Ÿ‘

15/08/2026

Hambalyo Fasalka 12aad!

๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐—ง-๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—๐—จ๐—ง๐—ฆ๐—” wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya.

23/07/2026

Hambalyo

Midowga Ardayda Kulliyadda IT-ga ee JUTSA - Jamhuriya University Technology Students Association (JUTSA) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐ƒ๐ซ.๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐š๐ฅ๐ž (๐Œ๐š๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐‰๐ข๐ฆ๐š๐ฅ๐ž), oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay maanta u magacaabeen Guddoomiyaha Guddiga Tacliinta Sare.

Waxaan u rajaynaynaa Guddoomiyaha cusub in Eebbe ku garab galo gudashada waajibaadka culus ee loo igmaday, kana dhigo mid ku guulaysta horumarinta iyo tayeynta tacliinta sare ee dalkeenna.

Hambalyo mar kale, Dr. Maxamuud Axmed Jimcaale.

Photos from JUTSA - Jamhuriya University Technology Students Association's post 06/07/2026


Quulestiyaasha ku guuleystay kaalmaha h**e ee IT-DAY 2026

06/07/2026

Adinka ayaa ka danbeeyay.

Dhammaan xubnaha xukuummadda JUTSA oo isku duuban, maamulka kulliyadda iyo ardayda kulliyaddu waxa ay si mug iyo miisaan leh ugu mahadcelinayaan team-ka protocol-ka kuwaas oo ahaa quruxda munaasabaddii maanta ee IT Day.

Waxa aan idiin diraynaa mahadnaq iyo abaal celin baaxad leh taas oo ah mid aan naga kasbateen.

Mahadsanidiin markale.

Photos from JUTSA - Jamhuriya University Technology Students Association's post 06/07/2026


guulstiyaasha Sanadka 2026 ee midowga ardayda kulliyadda IT ee jutsa cup

Photos from JUTSA - Jamhuriya University Technology Students Association's post 06/07/2026

Tartamayaashii ka qeyb galay IT Day 2026 waxay soo bandhigeen aqoon, hal-abuur, iyo karti sare oo ka tarjumeysa dadaalkooda iyo xirfadaha ay kasbadeen.

Waxaan u hambalyeyneynaa dhammaan tartamayaasha ka qeybgalka qiimaha leh, waxaana u rajeyneynaa guulo iyo horumar joogto ah.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Benadir Street
Mogadishu