Mohamed Mohamud Yare
Soomaali
27/03/2026
22/03/2026
UPDATE:--“Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi: Marinka Hormuz lama xirin, waxaana kordhay tirada maraakiibta ka gudbaysa inkasta oo dagaal jiro. Mareykankuna waa inuu ixtiraamaa xorriyadda marin-biyoodka iyo ganacsiga.”
22/03/2026
UPDATE:- “Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump: Iiraan waxay hadda helaysaa ciqaabtii ay mudnayd 47 sano kadib.”
Faahfaahin Gaara ah:- Ujeedada Trump ayaa ah in
“47 sano” laga bilaabo kacaankii Iranian Revolution ee 1979, markii nidaamka Islaamiga ah ee Iiraan la dhisay aanay marna arag waxa ku sheegay jawaabta Maraykan.
22/03/2026
UPDATE:- Sarkaal Sare oo ka tirsan la taliyayaasha Madaxweynha Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inaan Iiraan wax-wadahadala lala gali karin inta ay maamulka gacanka Hormuz hayso, Islamarkaana way weerarayso wadamada khaliijka carabta.
Fiiro Gaar ah:- Imaaraadka waa dowladda kaliya ee si cad u sheegtay in Maraykanka kala qayb qaadanayso hawlgal kasta oo marinka looga saarayo gacanta Iiraan.
Maxay kula tahay aragtidaada?
Click here to claim your Sponsored Listing.