Fathu-rahman Al-azhari primary and secondary school

Fathu-rahman Al-azhari primary and secondary school " High education with islamic value "'

14/01/2026

ALXAMDULLILAH
Muuqaalka Q.1aad

Waxaa maanta oo ah Arbaco taariikhduna tahay 14/01/2026
Si nabad ah noogu soo dhamaaday Imtixaankii Mid-term-ka ee sanad dugsiyeedka 2025-2026

ALXAMDULLILAH Sawirada Q.2aadWaxaa maanta oo ah Arbaco taariikhduna tahay 14/01/2026Si nabad ah noogu soo dhamaaday Imti...
14/01/2026

ALXAMDULLILAH
Sawirada Q.2aad

Waxaa maanta oo ah Arbaco taariikhduna tahay 14/01/2026
Si nabad ah noogu soo dhamaaday Imtixaankii Mid-term-ka ee sanad dugsiyeedka 2025-2026

ALXAMDULLILAH Sawirada Q.1aadWaxaa maanta oo ah Arbaco taariikhduna tahay 14/01/2026Si nabad ah noogu soo dhamaaday Imti...
14/01/2026

ALXAMDULLILAH
Sawirada Q.1aad

Waxaa maanta oo ah Arbaco taariikhduna tahay 14/01/2026
Si nabad ah noogu soo dhamaaday Imtixaankii Mid-term-ka ee sanad dugsiyeedka 2025-2026

DHAMBAAL TACSI Maamulka iskuulka ,Macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Fathu-rahman Al-azhari primary and secondary school ...
12/01/2026

DHAMBAAL TACSI

Maamulka iskuulka ,Macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Fathu-rahman Al-azhari primary and secondary school Waxay muragada iyo xanuunka la qeybsanayaan maamulkeena qiimaha badnaa MOHAMED HASSAN AHMED ( CADDE )iyo ardaygeenna sharafta badan ABUKAR HASSAN AHMED dhigta fasalka F3 oo Aabahood ku geeriyooday magalada Mogadishu
Waxaan leenahay abe mcn illh janatul firdowsa haka abaal mariyo anagana gadaashiis illh nama fidneeyo 😭😭

Waa geeri naxdin leh ALLOW Kuu naxriiso Aabe mcn 😭🤲🤲

WAXAA SI NABDOON INOOGU BILOWDAY iMTIXAANKA MID-TERM-ka Ee SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026 WAXAANA DHAMMAAN ARDAYDA QIIMAHA ...
08/01/2026

WAXAA SI NABDOON INOOGU BILOWDAY iMTIXAANKA MID-TERM-ka Ee SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026

WAXAANA DHAMMAAN ARDAYDA QIIMAHA BADAN U RAJEENEYNAA NATIIJO AY KU FARXAAN I.A

FATHU-RAHMAN ( 7 goals) vs AL-RISALA ( 5 goals )Alx 3 POINTS
05/01/2026

FATHU-RAHMAN ( 7 goals) vs AL-RISALA ( 5 goals )

Alx 3 POINTS

03/01/2026

GUDDIGA TARTANKA SPORTS-KA ISKUULKA Fathu-rahman Al-azhari primary and secondary school

waad mahadsantihiin malaayiin jeer la'aantiin ma qabsoomeen tartankan quruxda badan

Mahadsanidiin markale

03/01/2026

GOAL QURUX BADAN OO LAGA SOO SHAQEEYEY M.A

DORM 3 ( 3 goals ) vs 8aad A ( 4 goals)

01/01/2026

🇸🇴🇸🇴 SOMALIA SOMALI BAA LEH

FORM 2  ( 12 dhibcood ) 7aad A.   ( 14 dhibcood ) HAMBALYO 7AAD  ( A )
31/12/2025

FORM 2 ( 12 dhibcood )
7aad A. ( 14 dhibcood )

HAMBALYO 7AAD ( A )

30/12/2025

ALX 3 POINTS

FATHU-RAHMAN AL-AZHARI ( 9 ) vs BASRA P.S.S ( 1 )

Address

Dharkenley District
Mogadishu

Telephone

+252618134480

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fathu-rahman Al-azhari primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Fathu-rahman Al-azhari primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category