30/05/2025
TabarakB primary and secondary School
TARBIYO IYO TACLIIN HUFAN WAA ASTAANTEEN GAARKA AH
30/05/2025
28/11/2024
Dhammaan Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare TABAARAK waxaan halkaan ugu tacsiyeeyneynaa:
1. Shukri Xasan Ibraahim
2. Xamdi Xasan Ibraahim
3. Maxamed Muumin Cumar iyo
Dhammaan qaraabadii uu ka geeriyooday walaalkeen CABDIWAHAAB XASAN IBRAAHIM
In illaah samir iyo iimaan kasiiyo isagana jannadii fardowso ka waraabiyo AAMIIN
21/11/2024
HAMBALYO MACALIMIINTA SOOMAALIYEED
18/08/2024
HAMBALYO HAMBALYO
waxaan halkaan ugu mahad celinaynaa dhammaan macalimiintii iyo waalidiintii nagula dadaalay in maanta aan gaarno guushaan sidoo kale ardaydii fasalka 8aad ee iyagana udhabar adeegay kuna dadaalay in ay kamira dhaliyaan gaaraana farxada maanta inoo wada daaran waxaan idinleenahay HAMBALYO HAMBALYO
Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee TABARAAK Waxa uu u Hambalyeynayaa Ardayda Dugsiga ee uu u Soo idlaaday Imtixaankii Dhexe ee Sanad-Dugsiyeedka 2023 - 2024.
Waxa uu Sidoo kale Maamulka Dugsigu u hambalyeynayaa dhamaan macalimiintii iyo howlwadeenadii kala duwanaa ee usoo dhabar adeegay habsami usocodkii imtixaanka.
Waxaana uwada rajeynaynaa dhammaan Ardayda Dugsiga ee uu u soo dhammaaday Imtixaanka in ay natiijo wanaagsan ka gaaraan Imtixaankii ay galeen Haddii uu Alle idmo
Laga Bilaabo Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 18 - january - 2024 in uu Dugsigu Fasax yahay.
Daraasaduna dib u Bilaaban doonto 03 - February - 2024.
22/12/2023
Waxaa xasuusta sanaddugsiyeedkii h**e iyo guuleystayaashii Tartan aqooneedkii dugsiga
HAMBALYO F4A
21/11/2023
HAMBALYO HAMBALYO
Waxaa maanta inoo qabsoomay xaflad lagu maamuusayay maalinta macalinka soomaaliyeed oo ay soo agaasimeen ardayda Dugsiga taa oo ka dhacday hoolka Dugsiga hoose/dhexe iyo sare TABAARAK.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |