Sahab Primary And Secondary School

Sahab Primary And Secondary  School HOYGA ANSHAXA IYO AQOON TAYO LEH

30/05/2025
Dhammaan Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare TABAARAK waxaan halkaan ugu tacsiyeeyneynaa:1....
28/11/2024

Dhammaan Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare TABAARAK waxaan halkaan ugu tacsiyeeyneynaa:
1. Shukri Xasan Ibraahim
2. Xamdi Xasan Ibraahim
3. Maxamed Muumin Cumar iyo
Dhammaan qaraabadii uu ka geeriyooday walaalkeen CABDIWAHAAB XASAN IBRAAHIM
In illaah samir iyo iimaan kasiiyo isagana jannadii fardowso ka waraabiyo AAMIIN

HAMBALYO MACALIMIINTA SOOMAALIYEED
21/11/2024

HAMBALYO MACALIMIINTA SOOMAALIYEED

HAMBALYO HAMBALYOwaxaan halkaan ugu mahad celinaynaa dhammaan macalimiintii iyo waalidiintii nagula dadaalay in maanta a...
18/08/2024

HAMBALYO HAMBALYO
waxaan halkaan ugu mahad celinaynaa dhammaan macalimiintii iyo waalidiintii nagula dadaalay in maanta aan gaarno guushaan sidoo kale ardaydii fasalka 8aad ee iyagana udhabar adeegay kuna dadaalay in ay kamira dhaliyaan gaaraana farxada maanta inoo wada daaran waxaan idinleenahay HAMBALYO HAMBALYO

18/01/2024

Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee TABARAAK Waxa uu u Hambalyeynayaa Ardayda Dugsiga ee uu u Soo idlaaday Imtixaankii Dhexe ee Sanad-Dugsiyeedka 2023 - 2024.

Waxa uu Sidoo kale Maamulka Dugsigu u hambalyeynayaa dhamaan macalimiintii iyo howlwadeenadii kala duwanaa ee usoo dhabar adeegay habsami usocodkii imtixaanka.
Waxaana uwada rajeynaynaa dhammaan Ardayda Dugsiga ee uu u soo dhammaaday Imtixaanka in ay natiijo wanaagsan ka gaaraan Imtixaankii ay galeen Haddii uu Alle idmo

Laga Bilaabo Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 18 - january - 2024 in uu Dugsigu Fasax yahay.

Daraasaduna dib u Bilaaban doonto 03 - February - 2024.

Waxaa xasuusta sanaddugsiyeedkii h**e iyo guuleystayaashii Tartan aqooneedkii dugsigaHAMBALYO F4A
22/12/2023

Waxaa xasuusta sanaddugsiyeedkii h**e iyo guuleystayaashii Tartan aqooneedkii dugsiga
HAMBALYO F4A

Address

SOS Junction/Wahara-Adde Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252618700753

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahab Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sahab Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category