27/05/2026
Ciid wanaagsan
Dugsiga caalamigaa ee Daarul iimaan
27/05/2026
Ciid wanaagsan
20/05/2026
20/05/2026
Wasaaradda Waxbarashada ayaa si rasmi ah u shaacisay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, horumar, iyo natiijooyin wanaagsan. Sidoo kale, waxaan ku dhiirrigelinaynaa inay sii laba jibbaaraan dadaalkooda, kana faaโiidaystaan waqtiga haray si ay u xoojiyaan waxbarashadooda iyo diyaar-garowgooda imtixaanka.
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ
๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐, ๐ฐ๐๐๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐ฐ๐๐๐๐๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐จ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐ฑ๐ฒ๐๐๐ข๐ข ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐
๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐.
๐๐ข๐๐๐๐ฌ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ข๐๐ข๐ง ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐๐ข๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จ:
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐
๐๐-๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐๐๐
19/03/2026
Ciid Mubaarak ๐โจ
Maamulka iyo macallimiinta Daarul-iimaan International School, waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bulshada Islaamka ah, munaasabadda Ciidda awgeed. ILAAHEY ha inaga aqbalo acmaashii suubanaa, hana idinka yeelo kuwa farxad iyo barwaaqo ku ciida.
Ciid Wanaagsan โ ุนูุฏ ู
ุจุงุฑู ๐ค
27/02/2026
Waxaan galnay 10-ka dhexe ee bisha barakaysan ee Ramadaan, oo ah maalmo fadli iyo kheyr badan leh. Waa fursad qaali ah oo lagu xoojiyo cibaadada, lagu toobad keeno, laguna kasbado naxariista iyo dambidhaafka Alle. Aan ka faaโiidaysanno waqtiyadan barakaysan.
17/02/2026
๐โจ Ramadaan Mubaarak โจ๐
Maamulka iyo macallimiinta Darul-iman school waxay dhammaan ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaan bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka iyo salaadda, hana nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barako. ๐คฒ๐
Isu soo noqdod wanaagsan Bari oo taariikhdu tahay 27/12/2025
Inshaa allaah
20/12/2025
๐๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ฌ๐ก๐๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐๐/๐๐/๐๐๐๐.
๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
21/11/2025
Hanbalyo hanbalyo.
Maalinta Macallinka Soomaaliyeed 21ka Novemebr.
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 12:00 |
| Friday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |