Ma tahay arday soo dhameystay dugsiga sare?
Ma xiisaynaysaa barashada kuliyadda afka iyo ilkaha?
Nagu soo biir oo ka mid noqo xirfad layaasha caafimaadka afka.
𝗔𝗱𝗿𝗲𝘀𝘀:
Hoda,iskoyskaTaleh
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁𝘀:
Telephone:
0613294559/0617210813
Emaail:[email protected]
Swed University
The SWED University established in 2014. This emporium has to be reached its zenith within First year in dental education.
The Goal of the University is to improve leaps and bounds in keeping quality education imbibed with proficiency and human value.
Ma tahay arday soo dhameystay dugsiga sare?
Ma xiisaynaysaa barashada kuliyadda afka iyo ilkaha?
Nagu soo biir oo ka mid noqo xirfad layaasha caafimaadka afka.
𝗔𝗱𝗿𝗲𝘀𝘀:
Hoda,iskoyskaTaleh
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁𝘀:
Telephone:0615944841
Emaail:[email protected]
19/07/2023
كل عام وانتم بخير
العام الهجري الجديد(١٤٤٥).
14/07/2023
Jumca wanaagsan
01/07/2023
Waxaan ummadda soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa sannad guurada 63 aad ee ka soo wareegtay 1-da luulyo1960-kii markii ay gobolada koonfureed xorriyadda ka qaateen guumaystihii talyaaniga.
27/06/2023
𝗖 𝗜 𝗜 𝗗 𝗪 𝗔 𝗡 𝗔 𝗔 𝗚 𝗦 𝗔 𝗡
Waxaan Ugu Hambalyeyneynaa Dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Farxadda Munaasabadda Ciidul Adxa.
Ciid Wanaagsan!
26/06/2023
Waxaan ummadda soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa sannad guurada 63 aad ee ka soo wareegtay 26 jun 1960-kii markii ay gobolada waqooyi xorriyadda ka qaateen guumaystihii ingriiska.
21/06/2023
21/06/2023
Waxaa inoo soo idlaaday imtixaanka finanka ee jaamacadda,dhammaan waxaan u rajaynaynaynaa ardaydeena guul iyo natiijo wanaagsan.
27/05/2023
Dhamman Ardayda dugsiga sare ee dalka ee maanta ufariisatay imtixaanka qaran ee shahaadiga waxaan Alle uga baryeynaa in uu u fududeeyo imtixaankooda,waxaana urajeynaynaa guul wada jira.
Guulaysta.
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu
252