Khabiir Academy

Khabiir Academy

Share

Khabiir Academy waa xarun waxbarasho casri ah oo bixisa koorsooyin tayo sare leh sida: Computer Application, Hardware, Networking, Graphic Design iyo Saynis.

Ku soo biir si aad u hesho xirfado cusub iyo aqoon suuq-geyn leh.

Photos from Khabiir Academy's post 03/07/2026

πŸ“’ PROFESSIONAL SKILLS PROGRAM

Ma tahay arday doonaya inuu ka faa'iidaysto fasaxa waxbarashada si uu u barto xirfado casri ah?

Professional Skills Program waa barnaamij ay Khabiir Academy ugu talagashay ardayda doonaysa inay horumariyaan xirfadahooda una diyaar garoobaan waxbarasho, shaqo iyo hormar.

πŸŽ“ Barnaamijku wuxuu ka kooban yahay:

πŸ’» Basic Computer
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing

Maxaad ka faa'iidaysaa

πŸ–₯️ Computer Lab casri ah oo aad ku baranayso xirfadda aad dooratay.
βœ… Casharro tayo sare leh
βœ… 80% Tababar Gacanta lagu Qabto (Practical)
βœ… Macallimiin khibrad iyo waayo-aragnimo leh
βœ… Shahaado (Certificate) marka aad si guul leh u dhammaysato koorsada

πŸ“ Isdiiwaangelintu way furan tahay!

Ha lumin fursaddan. Bilow maanta safarkaaga xirfadeed oo horumari xirfadahaaga.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah iyo jadwalka koorsooyinka.

πŸ“ž WhatsApp: 619 89 24 77
Khabiir Academy .

Photos from Khabiir Academy's post 01/07/2026

Build practical digital skills for your future.

How to build strong computer knowledge for tomorrow's opportunity?




25/06/2026

πŸŒ™ Maalinta Caashuuraa πŸŒ™

Maalin weyn oo taariikhi ah, maalintii uu Alle SWT ka badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo ummaddiisii daalimkii Fircoon iyo ciidankiisii.

Waa maalin xusuusinaysa in xaqa uu guulaysto mar waliba, dulmiguna uu dhammaado.

"Ku kalsoonow Alle, guushu waxay la jirtaa kuwa xaqa ku taagan."
🀲 Soonka Caashuuraa waa suno fadli weyn leh, dembiyada sanadkii h**e ayaana lagu dhaafaa idinka Alle.

Photos from Khabiir Academy's post 29/05/2026

πŸ’» Ardaydii Dhamaysay Koorsada Computer Skills! πŸŽ“

Qaar kamid ah muuqaalada ardaydii dhamaysay Basic Computer Skills si guul leh u difaacatay projects-kooda.

✨Waxaad soo bandhigteen dadaal, horumar, iyo xirfad muuqata, waxaana aad noogu tahay sharaf inaan aragno guushiinna.

Aad ayaan idinkugu faanaynaa! πŸš€πŸ‘

29/05/2026

Goor dhow ..

26/05/2026

Ciidul Adxa Mubaarak

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed ciid mubaarak ku ciida

08/05/2026

Jumca Mubarak

06/05/2026

How to design id card in adobe illustrator
Khabiir Academy

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu