Farhia Dini one of us,
BSP05 SIMAD University
statistics, Data, study motivation, self Development ,
06/03/2025
Congratulations ustaad Farhia Dini
14/09/2024
Waxaan si maamuus leh ugu hambalyaynaynaa Basma Mohamed Ahmed iyo Farhia Dini oo soo gabagabeeyay waxbarashada heerka 2aad ee Master degree.
Waan ku faaneynaa in aad naga mid tihiin, Alle ha idiin barakeeyo cilmiga aad barateen
Guuleysta Alle idamkii
07/08/2024
Wan kugu faannaa Farhia Dini
23/08/2023
Bahda fasalka BSP05 waxay hambalyo u dirayaan walaalkeen C/risaaq Cismaan Maxamed iyo dumaashi Xaawa luul Axmed Ciise oo uu maanta arooskoodu ka dhacay magaalada Muqdisho, Alle ha barakeeyo qoyska cusub. Isku waara oo ubad Kheyr qaba kla hela Alle idamki
08/05/2023
Hambalyo Ustaad Dahir Abdi Ali, waxan rajaynayaa in hormarkii kulyaddu uu meesheedii iyo meel ka saraysaba uu ka sii socda, Alle ha kula garabka hawsha cusub
Big congratulations to Ustad Dahir Abdi Ali on his appointment as the new Dean of the Faculty of Economics! With his impressive academic track record and commitment to excellence, we look forward to seeing the significant progress he will make in shaping the future of economics education at our institution. Best of luck, Ustad Dahir!
08/05/2023
Hambalyo ustaad Abdinur Ali Mohamed, halkaa joogto waxaa jirta hoggaamin mira dhal ah, Alle ha kula garab galo hawsha cusub
Join us in welcoming the new Dean of SIMAD Graduate School, Ustad Abdinur Ali Mohamed! With his extensive experience in academia and passion for higher education, we are excited for the bright future ahead under his leadership. Congratulations, Ustad Abdinur!
21/01/2023
Hambalyo ustaad Bile Yusuf Abubakar, Alle ha kula garab galo masuuliyadda cusub
Congratulations! Mr. Bile Yusuf Abukar, on your appointment as the Head of Research and Publications.
We hope you succeed in your new position.
Click here to claim your Sponsored Listing.