Dugsiga ifiye

Dugsiga ifiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga ifiye, Education Website, Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee ifiye, Mogadishu.

10/07/2026

Kakac jiifka waa lagaa tegaye
Yaa lagaaga hormarin

Dugsiga ifiye

Waxaan maanta oo ah, maalintii 4aad ee inoo soo gabagabowayo imtixaanka fasalaka 8aad ee uu qaadayay Agaasinkeena Waxbar...
18/06/2026

Waxaan maanta oo ah, maalintii 4aad ee inoo soo gabagabowayo imtixaanka fasalaka 8aad ee uu qaadayay Agaasinkeena Waxbarashada Gobolka Banadir, farxdaa laqaybsanaynaa Ardayda ifiye Banadir, waxaana leenahay, hambalyo, hambalyo, waxaad qaadeen, tilaabadii ugu horeyday, ee guushiina, Allahna idiin geeyo, meehaa filaneydiin, iyo meel ka sii dheer, sidaa ku dhantihiinba.

Sidoo kale dhamman ardayda Muslimiinta ah, khaasatan ardayda soomaaliyeed, guul waarta inshaa Allah @@@@

Waxaa maanta 10-june-2026 xarunta dugsiga ifiye kussoo gabagaboobay imtixaanka k**a dambaysta ah ee fasalka 8aad  ayagoo...
10/06/2026

Waxaa maanta 10-june-2026 xarunta dugsiga ifiye kussoo gabagaboobay imtixaanka k**a dambaysta ah ee fasalka 8aad ayagoo 15-june ee nagu soo aaddan geli doono imtixaanka shahaadiga ah ee AWGB.

Waxaan alla ka baryaynaa inuu ku guuleeyo nattiijo ay ku farxaana alla kasiiyo labada imtixaanba.

Si lamida dhammaan ardayda kale waxaan u rajaynaynaah in uu alle qalinkooda iyo saxnaanta is waafajiyo kuwi daraja sare kuu basana allaha kawada dhigo.

Dugsiga ifiye

Fallow

Sabti Tariikda : 6-6-2026Wafdi ka socda wasaarada caafimaadka oo  ow hgaminaayay  Dr Ahmed Hassen Mocow Ayaa soo booqday...
09/06/2026

Sabti
Tariikda : 6-6-2026
Wafdi ka socda wasaarada caafimaadka oo ow hgaminaayay
Dr Ahmed Hassen Mocow
Ayaa soo booqday xarunta Dugsiga ifiye
Wafdiga ayaa u jeeckisu ahaa wacyi gelin ku sabsan cudurada faafa oo ow kamid yayhay
Cudurka ebola

05/06/2026

Farxadiina waa farxadeyna
Guuleysta dhamaantiin
Class 8
Dugsiga ifiye

04/06/2026

Sida ay farxadu idinkuku bilaabatay
In ay farxad ku soo dhmaato aan idiin rijeyheynaa
Guul 8aad

02/06/2026

Finalka Tartanka kubada cakta ee Dugsiga ifiye Guushii fasalka 8aad
G8: 3
F1: 1
Weligiina guuleysta
Hambalyo dhamaan ardayda dugsiga ifiye




Qaar ka mid ah sawirada guuleysta yasha tartanka kubada cakta ee Dugsiga ifiye Hamvalyo class 8
17/05/2026

Qaar ka mid ah sawirada guuleysta yasha tartanka kubada cakta ee Dugsiga ifiye
Hamvalyo class 8

14/05/2026

Sidee buu dhaccay fiinaalki tartan aqqooneedka ee dugsiga ifiye .

Oo ay ku beratameen fasallada f1 iyo f3 fasalkii guulaystay , iyo abaalmarimadi ka guddoonsiiyay.

Dhammayso muuqalka lana siina share gareey

Dugsiga ifiye

Manta oo tariikhdu aheed 11 may 2026 Waxaa la soo geba gebeeyay tartan qooneedkii Dugsiga ifiye Finalka tartanka waxaa u...
11/05/2026

Manta oo tariikhdu aheed
11 may 2026
Waxaa la soo geba gebeeyay tartan qooneedkii Dugsiga ifiye
Finalka tartanka waxaa uu dhaxmaray fasalada kala ah
F3. Vs. F1
Kulankuna waxa uu ku soo dhamaaday
F3: 8. F1: 13
Sidaas waxa waxa chambiyonka ku naqday sanadaka 2025_2026
Fasalka f1: oo dadaal badan soo bandhigay intuu taratanku socday





Address

Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare Ee Ifiye
Mogadishu

Telephone

+252618286283

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga ifiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga ifiye:

Shortcuts

Share