Mu'asasada Al-Macrifa

Mu'asasada Al-Macrifa Waa Mu'asaso loo unkay bar-baarinta iyo wax baridda Ubadka Soomaaliyeed. شعارنا: بالعلم والعمل نبني الأجيال

هذفنا: إرتباط بالأصل وإتصال بالعصر

Jumma Mubarak
24/09/2026

Jumma Mubarak

Macalinka Wanaagsan iyo Hanuuninta Hagaagsani waxay Soo saaraan Arday Horu-marsan! 📚✨Mustaqbalka carruurtaada ku aamin g...
23/09/2026

Macalinka Wanaagsan iyo Hanuuninta Hagaagsani waxay
Soo saaraan Arday Horu-marsan! 📚✨
Mustaqbalka carruurtaada ku aamin gacmo lagu kalsoonaan karo. Ku soo dhowaada Mu'asasada Al-Macrifa si aad u hesho waxbarasho iyo tarbiyo tayo leh!
☎️ Helpline: 608073
📞 Wac: +25261 9777497 / +25261 9777498
📍 Location: Cali-kamiin, Warta Nabadda, Muqdisho - Soomaaliya

Aqoontu waxay qurux badataa marka ay weheliso akhlaaq iyo asturnaan. ✨Mu'asasada Al-Macrifa waa deegaanka saxda ah ee ub...
21/09/2026

Aqoontu waxay qurux badataa marka ay weheliso akhlaaq iyo asturnaan. ✨Mu'asasada Al-Macrifa waa deegaanka saxda ah ee ubadkaaga ku hagi kara jidka guusha iyo barbaarinta suubban.
📞 Helpline: 608073
💬 WhatsApp: +25261 9777497 | +25261 9777498
📍 Goobta: Cali-kamiin, Warta Nabadda, Muqdisho.

📚 Horumarka Ardayga Waa Hadafkeenna! 📚Ma rabtaa in ubadkaagu helaan deegaan waxbarasho oo kor u qaada fahamka, dadaalka,...
08/09/2026

📚 Horumarka Ardayga Waa Hadafkeenna!
📚Ma rabtaa in ubadkaagu helaan deegaan
waxbarasho oo kor u qaada fahamka, dadaalka, iyo
natiijooyinka wanaagsan? Mu'asasada
Al-Macrifa waxay u taagantahay inay carruurtaada
ku ababiso aqoon tayo leh iyo mustaqbal ifaya.
📞 Helpline: 608073📱 Telefoonada:
+25261 9777497 / +25261 9777498
📍 Goobta: Cali-kamiin, Warta Nabadda,
Muqdisho - Soomaaliya

📚 Guushu Waxay Ka Bilaabataa Dadaal! 📚Ma rabtaa in ubadkaagu helaan waxbarasho tayo leh iyo  mustaqbal ifaya? Mu'asasada...
06/09/2026

📚 Guushu Waxay Ka Bilaabataa Dadaal!
📚Ma rabtaa in ubadkaagu helaan waxbarasho
tayo leh iyo mustaqbal ifaya?
Mu'asasada Al-Macrifa, waxay kuugu bishaaraynaysaa
in ay isdiiwaan-gelintu furan tahay!
📞 Helpline: 608073
📱 Telefoonada: +25261 9777497 / +25261 9777498
📍 Cinwaanka: Cali-kamiin, Warta Nabadda, Muqdisho - Soomaaliya.

🎒📚 WELCOME BACK TO SCHOOL! 🏫✨Dugsiga Mu'asasada Al-Macrifa,  wuxuu si diirran ugu soo dhawaynyaa dhammaan ardayda bilowg...
28/08/2026

🎒📚 WELCOME BACK TO SCHOOL! 🏫✨

Dugsiga Mu'asasada Al-Macrifa, wuxuu si diirran ugu soo dhawaynyaa dhammaan ardayda bilowga Sannad-dugsiyeedka cusub, 2026-2027
📅 29-ka Agoosto, Sabti

Sannad cusub, aqoon cusub iyo fursado cusub! Aan si wadajir ah ugu bilawno sannadkan dadaal, horumar iyo guulo waxbarasho. 🎓📖

📞 Nala soo xiriir:
☎️ Helpline: 608073
📱 +252 61 9777497
📱 +252 61 9777498

📍 Cali-kamiin, Warta Nabadda, Muqdisho – Soomaaliya

23/08/2026

𝐃𝐫 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 bare Kamid Jamcada Dalka Hadal jeedinta Xafladda qalin jebinta,Duffcadda 9aad fasalka 12aad iyo fasalka 8aad
Mu'asasada Al-Macrifa

22/08/2026

Hees Amaan Mu'asasada Al-Macrifa
Arday Dhigta Fasalka 11 Xafladda qalin jebinta, 𝐃𝐮𝐟𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟗𝐚𝐚𝐝
𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟏𝟐𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝

22/08/2026

Hadal jeedinta 𝐖𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 Xafladda qalin jebinta, 𝐃𝐮𝐟𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟗𝐚𝐚𝐝
𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟏𝟐𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝
Mu'asasada Al-Macrifa

22/08/2026

Hadal jeedinta Dean of college of Engineering and Computer Science Eng Hamze Mohamed Abdi
Duffcadda 9aad fasalka 12aad iyo fasalka 8aad
Mu'asasada Al-Macrifa

Address

Ali Kamin; Warta Nabadda
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:30
Tuesday 06:30 - 17:30
Wednesday 06:30 - 17:30
Thursday 06:30 - 17:30
Friday 07:00 - 11:00
Saturday 06:30 - 17:30
Sunday 06:30 - 17:30

Telephone

+252619777498

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'asasada Al-Macrifa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mu'asasada Al-Macrifa:

Shortcuts

Share

Category