26/12/2025
Somali organization for Learning & Development-SOLD
The Somali organization for learning and Development-SOLD was conceived in may 2018 with the mission to promote the growth of human resource professionals.
our slogan "Skills for Today and Tomorrow"
26/12/2025
26/12/2025
Guddoomiyaha Shirkadda SOLD
Wuxuu hambalyo u dirayaa
๐๐ป๐ด. ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ถ๐ธ๐ต ๐๐ฑ๐ฎ๐บ ๐๐๐ฎ๐ธ
, oo dhawaan loo doortay
Agaasimaha Shirkadda ๐
๐๐๐๐ ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ฎ๐.
FIKIR waxay hoggaamin doontaa isbeddel hal-abuur leh oo waxtar u leh Dhalin-yarada Somaaliyeed, inshaa Allah.
Si aad ula socoto macluumaad dheer ah
Oo ku saabsan adeegyada shirkadda,
๐ฏ๐ผ๐ผ๐พ๐ผ ๐ฃ๐ฎ๐ด๐ฒ ๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ
https://www.facebook.com/share/17WnGnDk4d/?mibextid=wwXIfr
01/08/2025
Lacagtu hal luqad kaliya bay ku hadashaa:
๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ข ๐ค๐๐ฒ๐๐ข๐ฌ๐จ ๐๐๐ซ๐ซ๐ข ๐๐ง๐ข๐ ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐๐๐๐๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐
16/07/2025
Truth of life.
13/07/2025
๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐ ๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐๐๐ฒ๐ก๐ข ๐๐๐ฃ๐ข'๐๐ฎ๐ฎ๐ง.
Bahda SOLD, waxa ay si qoto dheer uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Eng. Prof. Mohamed Abdi Enow, oo ka mid ahaa macallimiinta ugu caansan dalka ee dhigta Takhasuska Chemistry.
Marxumka wuxuu wax ka dhigayey qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka sida: Jaamacadda Benaadir, Jazeera, iyo Jaamacadda Ummadda,
Waxaan leenahay Ehelkii, Ardaydii , Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay:
Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo.
06/07/2025
Maxaad u taqaanaa Magaca geedkaan?
02/07/2025
5 tan qodob u sameey hal cinwaan:
1. โ Eex & Qaraabo-kiil
2. ๐ข Shaqooyinka oo aan si
furan loo xayeysiin
3. ๐งโ๐ Xirfad iyo Tababar laโaan
4. ๐ข Musuq & dano gaar ah
5. ๐ Fursadaha shaqo oo xaddidan
02/07/2025
Maxaad ka fahamtay xikmadaan kooban, kana qiimaha badan 100 xikmadood.
28/06/2025
Dardaaran ku socdo ganacsatada..
gates.
19/06/2025
Video tilmaamayo wadaniyadda dhalinyarada Soomaaliyeed.
19/06/2025
๐ Hambalyo Dhalinyarada Soomaaliyeed!
Imtixaanka Fasalka 12-aad โ๏ธ
Waa bilowga safarkaaga guusha! ๐
Adigu waad awooddaa, mustaqbalkana adigaa leh.
๐ Qalin jebin maanta, hoggaan berri !!
haddii aad qalin jabisay
si aad ugu hambalyeyso ardayda kale
haddii aad dareen ku biirinayso
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |