Midowga Ardayda Al-Maziid "MAM"

Midowga Ardayda  Al-Maziid "MAM" Ku Soo Dhawaw Midowga "MAM"

Dhammaan Bahda Midowga Ardayda  Al-Maziid "MAM" Waxa ay U Duceynayaan Ardayda fasalka 8aad EE Dufcada 11 EE saaka u fari...
09/06/2025

Dhammaan Bahda Midowga Ardayda Al-Maziid "MAM" Waxa ay U Duceynayaan
Ardayda fasalka 8aad EE Dufcada 11 EE saaka u fariisan doonta imtixaanka shahaadiga EE Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB
Waxa Aan Leenahay Alla ha idiin fududeeyo adinka iyo dhammaan ardayda Gobalka Banaadir

DHAMMAAN Midowga Ardayda  Al-Maziid "MAM" WAXA AY DUCA IYO SAGOOTIN U DIRAYAAN FASALKA 8AAD  DUFCADA 11AAD EE DUGSIGA Oo...
26/05/2025

DHAMMAAN Midowga Ardayda Al-Maziid "MAM" WAXA AY DUCA IYO SAGOOTIN U DIRAYAAN FASALKA 8AAD DUFCADA 11AAD EE DUGSIGA Oo sanadkaan U fariisan doonto Imtixaanka
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB
Waxaan Leenahay Alla ha idiin fududeeyo

    Alla hanaga Aqbalo  Soonkeena iyo cabaadada Midowga Ardayda  Al-Maziid "MAM" Al maziid primary & secondary school pa...
15/06/2024


Alla hanaga Aqbalo Soonkeena iyo cabaadada
Midowga Ardayda Al-Maziid "MAM"
Al maziid primary & secondary school page

Waxa Ay maanta u fadhiisanayaan imtixaanka Gobalka ee Fasalka 8aad.. waxaan lenahay Guul marwalba . ALLA (SWT) Ha u fudu...
10/06/2024

Waxa Ay maanta u fadhiisanayaan imtixaanka Gobalka ee Fasalka 8aad.. waxaan lenahay Guul marwalba . ALLA (SWT) Ha u fududeeyo ardeyda somaaliyeed dhamaantood.
Al maziid primary & secondary school page Family🖤🧡

      Dhamaa Gudooniyaha, Ardayda iyo Dhamaan Xubnaha Gudiga Ardayda Dugsiga Al maziid primary & secondary school page W...
09/04/2024


Dhamaa Gudooniyaha, Ardayda iyo Dhamaan Xubnaha Gudiga Ardayda Dugsiga Al maziid primary & secondary school page Waxa ay Idiin leeyihiin Farxad Ku Ciida Dhammaan Umada Muslimiinta Meel waliba oo aad joogtaan

Maamulka macalimiinta Ardayda, Gudooniyaha Ardayda iyo Dhammaan Xubnaha Gudiga  Xukumada 6aad Ee(MAM)  Waxa ay halkaan H...
01/04/2024

Maamulka macalimiinta Ardayda, Gudooniyaha Ardayda iyo Dhammaan Xubnaha Gudiga
Xukumada 6aad Ee(MAM) Waxa ay halkaan Hambaliyo Ugu dirayaan Ardayda Ku guuleysatay Tartanka Shaqsiga EE Bisha barakeysan EE Ramadaan
Rank 1"Faa'iso Abshir warsame"
Rank 2"Xamiido isxaaq maxamed"
Al maziid primary & secondary school page
Midowga Ardayda Al-Maziid "MAM"

Address

Oodweyne
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Al-Maziid "MAM" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category