Al Amal primary and secondry school

Al Amal primary and secondry school

Share

Ku soo dhawaada Dugsiga H/Dhaxe iyo Sare Ee Al-Amal, waxaa diyaar idin kugu ah maamul iyo mucalimiin u tababaran howsha wacan ee ay u hayaan dadkooda.

Dugsigu waa goob ku astaysan kobcinta garaadka ubadka soomaaliyeed iyo dhowrisra jirkooda si loo helo mustaqbalka dad fiyow maskax iyo jir labadaba isla markaana uu sareeyo garaadkooda aqooneed.

20/12/2025

Ogeysiis

Dhamaan bahda Dugsiga Al-Amal waxaa la ogeysiinayaa in Dugsigu fasaxanyahay 21-26/12/2025.

Mahadsanidiin
Maamulka Dugsiga

23/11/2025

Mucalimiinta,mashaa'ikhda, waalidiinta iyo dhamaan inta na soo barbaarisey way mahadsanyihiin.

22/11/2025

Ogeysiis Ogeysiis
Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-Amal waa fasax 23-11-2025.
Maamulka Dugsiga
Mahadsanind

19/10/2025

going, the success is near #

31/08/2025

Salaam kadib!
Maamulka Dugsiga Al-Amal wxuu idin leeyahay kusoo dhawaada gacmo furan.
Wadashaqayn wacan

23/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada waxa ay bulshada u caddeysay in Natiijada la shaacin doono, berri oo Axad ah, 24-ka Agoosto 2025, 4:00PM.

Waxa aan ardayda u rajeyneynaa guul.
Insha Allah.

23/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

14/08/2025

Hambalyo Hambalyo

Maamulka Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-Amal wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan ardayda soomaaliyeed ee ay u soo baxday natiijada imtixaanka F8aad ee sanad-dugsiyeedka 2024-2025.

Si gaar ah ardayda Al-Amal oo runtii muujiyey dadaal iyo dhabar adeyg, kana soo dhalaalay imtixaanka 2024-2025.

Guud ahaan dugsiga waxaa imtixaanka u galay arday isugu jirtay 2 qayb oo ka kala yimid dugsiga formalka (Al-Amal) iyo qaybta informalka (BAB). Ilaah mahdii waxaa baasay 98.63%.

Waxaan u rajeynaa inuu rabbi nagu simo maalinta ay dugsi sare ka qalin bedalanayaan ilaah idankiiisa.

Sodoo kale ilaah ka sukoow waxaa mahad iska leh:

1. Waalidka
2. Mucalimiinta
3. Maamulka
4. Iyo qof kasta oo qayb ka qaatay suurta gelinta farxaddaan.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
38HP+C37ALAMALPRIMARY&SECONDARYSCHOOL,UNNAMEDROAD,MUGADISHU

Opening Hours

Monday 06:00 - 05:00
Tuesday 06:00 - 05:00
Wednesday 06:00 - 05:00
Thursday 06:00 - 05:00
Friday 06:00 - 05:00
Saturday 06:00 - 05:00
Sunday 06:00 - 05:00