21/09/2022
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shaqaala weynaha Jaamacadda Moqdisho munaasabadda 25 sana guurada darteed.
Human Resource Management (HRM) is responsible for providing a comprehensive range of services that improve the lives of the employee
21/09/2022
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shaqaala weynaha Jaamacadda Moqdisho munaasabadda 25 sana guurada darteed.
07/09/2021
ADMISSION IN PROGRESS..
"Everyone has a dream, Ours is to make Your's happen......"
Batch 25th
Admission
2021/2022
10/08/2019
Jaamacadda Muqdisho Waxa Ay Idiin Rajeynaynsaa In Aad Ku Gaartaan Ciidaan Ciideeda Kale Farxad Iyo Barwaaqo.
02/05/2019
انا لله وأنا اليه راجعون
Dhammaan shaqaalaha Jaamacadda Muqdisho waxay tacsi u dirayaan Ustaada Sihaam Xasan Maxamed iyo Maxamedsadaq Xasan Maxamed oo aabohood Xasan Maxamed Axmed kugeeriyooday xalay magaalada muqdisho 01/05/2019. Marxuumka Janada Ilaah haka waraabiyo, dhammaan ehelka iyo qaraawada Samir iyo iimaan Eebe ha ka siiyo.
اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ , وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ , وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ , وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ , وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ ، وَنَقِّهِ مِنَ الْخَطَايَا كَمَا يُنَقَّى الثَّوْبُ الأَبْيَضُ مِنَ الدَّنَسِ ، وَأَدْخِلْهُ دَارًا خَيْرًا مِنْ دَارِهِ وَأَدْخِلْهُ الْجَنَّةَ , وَأَعِذْهُ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ , وَمِنْ عَذَابِ النَّارِ.
03/02/2019
workshop on professional development for the MU security guards.
03/02/2019
The Human Resource Office has organized a workshop on professional development for the MU security guards and the aim of the workshop was to empower the security guards and increase their professional skills to interact with the new semester.
The director of the human resources, Mr. Adam Mohamed Mohamud has unveiled the workshop stating that: ” This workshop is one of the MU HR Office workshop series of 2019 and will be continued to benefit the different categories of MU employees”.
The workshop has ended with a question and answer session to accommodate the comments and ideas of the participants.
The feedback from the participants has indicated that the objectives of the workshop were largely realized.
Human Resource Office organized a Closing Ceremony of the Internship Program
31/01/2019
Human Resource Office organized a Closing Ceremony of the Internship Program, which was participated by Mr.Ismail Omar, Vice President for Administration, Dr.Mohamed Hassan, Chief registrar, Mr.Muse Ahmed Director of Student Affairs Office and members of the university’s administration.
The ceremony was completed successfully and interns where encroached for future career development.
31/01/2019
(21-Jan-2019) Human Resource Office organized a Closing Ceremony of the Internship Program, which was participated by Mr.Ismail Omar, Vice President for Administration, Dr.Mohamed Hassan, Chief registrar, Mr.Muse Ahmed Director of Student Affairs Office and members of the university’s administration.
The ceremony was completed successfully and interns where encroached for future career development.
21/03/2018
Tahniyad Dhalasho
-------------------------
مبروك لك في الموهوبة وشكرت الواهب وبلغت أشهدها ورزقك الله برها
Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hoolwadeenadda Jaamacada Muqdisho waxay tahniyad dhalasho farxad leh u dirayaan Ustaad Abdiwali Sheikh Mohamed iyo ustaadah Farxiya Maxamuud Yusuf oo Xalay ay taariikhdu aheyd 21/03/2018 Gabar ugu dhalatay Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya .
waxaan Allaah uga baryaynaa inuu alle ka dhigo midii Dalkeeda Diinteeda Iyo Waalidkeed Anfacda,
Soo Barbaar
Noqo gabar ayaan badan
karti iyo awood badan
Tii addeecda waynaha
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
| Monday | 08:00 - 15:00 |
| Tuesday | 08:00 - 15:00 |
| Wednesday | 08:00 - 15:00 |
| Thursday | 08:00 - 15:00 |
| Saturday | 08:00 - 15:00 |
| Sunday | 08:00 - 15:00 |