BAAY. YOUTH. UNITY

BAAY.     YOUTH.     UNITY

Share

Asc dhamaan dhalanyarithy gobolky baay haky dhowaathy Page-kung oo ujeedidiisny ety hormarinty gobolky BAAY

Theresa May: Britain’s ‘insular’ prime minister 24/05/2019

Britain's second female prime minister has announced she will step down on June 7. Britain's Prime Minister Theresa May's premiership has been challenging as leader of a minority administration London, United Kingdom - If there is a political heaven to which former leaders ascend, for Theresa May it almost certainly resembles a wheat field. Britain's second female prime minister once revealed that the "naughtiest" thing she did as a child was to "run through fields of wheat", to the ire of local farmers. [ 1,142 more word ]

Theresa May: Britain’s ‘insular’ prime minister Britain’s second female prime minister has announced she will step down on June 7. Britain’s Prime Minister Theresa May’s premiership has been challenging as leader of a minority …

Somalia making progress but ‘must tackle extremism’ 24/05/2019

NEW YORK: Somalia is making progress toward building a functioning state but must still tackle violent extremism, terrorism, armed conflict, political instability and corruption, the UN chief said in a new report. Antonio Guterres said in the report to the UN Security Council circulated Monday that these challenges “demonstrate the fragility of the gains made so far” and “threaten progress.” [ 411 more words ]

Somalia making progress but ‘must tackle extremism’ NEW YORK: Somalia is making progress toward building a functioning state but must still tackle violent extremism, terrorism, armed conflict, political instability and corruption, the UN chief said …

Ra’iisul Wasaaraha oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle 24/05/2019

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u furay Masjid cusub oo ay yeelanayso xarunta Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya (NISA), iyadoo dhismahan uu socday muddo 4 bil ah. Munaasabadda xarigga loogu jarayay Masaajidkan ayaa Ra’iisul Wasaaraha ku wehelinayay Wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta. [ 150 more words ]

Ra’iisul Wasaaraha oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u furay Masjid cusub oo ay yeelanayso xarunta Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya (N…

Dad ka badan 200 oo ruux oo maalin walba ugu dhinta caalamka qaniinyada Masaska 24/05/2019

Qaniinyada masaska ayaa sanad walba waxaa u dhinta dad ku dhow 140,000 oo ruux halka ay afar boqol oo kun oo kale ay naafeyso sida lagu daabacay warbixin ay daabacday hay’ada Wellcome Trust ee xarunteedu tahay wadanka Britain. Warbixintan ayaa lagu sheegay in tirada sii kordheysa ee waxyeelada suntan masaska ay sabab u tahay iyadooay aad u yaraatay dawooyinka loogaga hortago faafista sunta masaska. [ 126 more words ]

Dad ka badan 200 oo ruux oo maalin walba ugu dhinta caalamka qaniinyada Masaska Qaniinyada masaska ayaa sanad walba waxaa u dhinta dad ku dhow 140,000 oo ruux halka ay afar boqol oo kun oo kale ay naafeyso sida lagu daabacay warbixin ay daabacday hay’ada Wellcome Trust ee xaru…

Photos from B.Y.U's post 14/05/2017
Photos from BAAY.     YOUTH.     UNITY's post 06/07/2016

Waa qaar kamid ah madaxda B.Y.U oo u dabaal degaaya maalinta ciidul fidriga. Hambalyo dhaamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan reer BAAY nabad ku ciida dhamaantiina

Photos 21/06/2016
Photos from BAAY.     YOUTH.     UNITY's post 20/06/2016

Baydhaba janaay oo isu diyaarinaysa qaabilaada wafdi heer caalami ah. horyaalka degmooyinka baydhaba janaay

Photos from BAAY.     YOUTH.     UNITY's post 20/06/2016
Photos from BAAY.     YOUTH.     UNITY's post 20/06/2016

Degmada berdaale

Photos from BAAY.     YOUTH.     UNITY's post 20/06/2016

Baydhabo janaay

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Area Airport
Mogadishu
01