SIMAD Alumni

SIMAD Alumni

Share

SIMAD Alumni

Photos from SIMAD Alumni's post 19/08/2026

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ,๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐Œ๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ ๐€๐๐š๐ง ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง,๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฒ๐š๐ฌ๐ก๐š,๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Š๐ก๐š๐ฅ๐ข๐Ÿ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก,๐š๐ฒ๐š๐š ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ, ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฆ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐๐ข๐ง.

Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, Dr. Abdikarim Muhidin, ayaa si gaar ah uga hambalyey Mohamed Khalif Farah, oo ku guuleystay (DAAD Scholarship In Country/In-Region Sub Saharan Africa Scholarship 2026,) si uu Masterโ€™s uga barto Embedded and Mobile Systems.

Mohamed Khalif Farah ayaa noqday ardayga keliya ee Soomaaliyeed ee ku guuleystay deeqdan sannadka 2026, taas oo ah guul weyn oo sharaf u ah isaga,iyo Qalin jabiyayaasha Jaamacadda SIMAD,guud ahaan Soomaaliya.

Guddoomiye Dr. Abdikarim ayaa sidoo kale bogaadiyay doorka muuqda ee Alumni-ga Jaamacadda SIMAD ay bulshada kaga jiraan, isaga oo xusay in qalin jabiyayaashu ay hormuud ka yihiin horumarka bulshada iyo dalka.

Ugu danbeyn xafiiska Naadiga Qalin jabiyayaasha Jaamacadda SIMAD,wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mohamed Khalif Farah, isagoo ku dhiirrigelinaya inuu noqdo tusaale iyo dhiirrigelin ay jiilasha Soomaaliyeed ku daydaan.


Photos from SIMAD Alumni's post 17/08/2026

Xafiiska Qalinjebiyayaasha ayaa soo qabanqaabiyay Taxanaha ๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ธ , qeybtiisii 5aad .

Taxanaha Qeybtiisa 5aad , waxaa marti inoogu ahaa ustaad Guure Cabdi oo katirsan qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD , wuxuuna kasoo qeybgalayaasha lawadaagay cinwaan kusaabsan ( ๐—•๐—ฒ๐˜†๐—ผ๐—ป๐—ฑ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ: ๐—จ๐—ป๐—น๐—ผ๐—ฐ๐—ธ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—œ๐—ง ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ) .

Kulanka waxaa kasoo qeybgalay maamulka sare ee xafiiiska qalinjebiyaasha , marti sharaf iyo qaar katirsan ardayda sanadkaan kaqalinjebeyso kulliyadda ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด.

Ujeedka taxanahaan ayaa ah in aqoonyahanada iyo cilmi-baraayashaa katirsan SIMAD Alumni ay aqoontooda ula wadaagaan bulshada .


15/08/2026

Xafiiska qalinjebiyaasha wuxuu markale qaban doonaa taxanaha ๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ธ , qeybtiisii ๐Ÿฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ .

Taxanaha 5aad waxaa marti ku ah Mr ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ oo karirsan qalinjebiyaasheena , gaar ahaan kulliyadda computing ( Class : ๐—•๐—œ๐—ง๐Ÿญ๐Ÿฌ ).

#๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ธ5

Photos from SIMAD Alumni's post 11/08/2026

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐“๐š๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐”๐๐ˆ๐’๐Ž.

Guddoomiyaha Naadiga Qalin jabiyayaasha Jaamacadda SIMAD, Mudane Mukhtar Adan Hassan, oo uu wehelinayo Agaasimaha Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Naadiga Qalin Jabiyaasha Jaamacadda SIMAD, Eng. Mohamed Khalif, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xafiiska Naadiga Qalin jabiyayaasha Jaamacadda UNISO.

Casuumadan waxaa nosoo diray Guddoomiyaha Naadiga Qalin jabiyayaasha Jaamacadda UNISO, Dr. Ahmed Abdikadir (Laโ€™a Mushkila), waxaana labada dhinac yeesheen kulan muhiim ah oo looga wada hadlay xoojinta xiriirka, iskaashiga iyo is dhexgalka labada Naadi ee Qalin jabiyayaasha.

Intii ay booqashadu socotay, waxaan lakulanay Raktarka Jaamacadda UNISO, Ustaad Dr. Hassan Sayid, sido kale ah Guddoomiyaha Guud ee Midowga Jaamacadaha Dalka.

Rectorka Dr. Hassan Sayid ayaa bogaadiyay dadaallada lagu xoojinayo xiriirka iyo wada-shaqeynta Naadiyada Qalin-jabiyayaasha Jaamacadaha dalka, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in qalin-jabiyayaasha Soomaaliyeed ay yeeshaan midnimo, iskaashi iyo xiriir joogto ah, si ay uga wada shaqeeyaan horumarinta aqoonta, xirfadaha, bulshada iyo dalka.

Ugu dambeyn, booqashadan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga SIMAD Alumni iyo UNISO Alumni, is-dhexgalka qalin-jabiyayaasha, iyo sidii loo abuuri lahaa barnaamijyo iyo fursado wadajir ah oo wax-ku-ool u ah labada dhinac.


11/08/2026

Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii uu ka geeriyooday walaalkeen ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐ง๐จ๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ .

Marxuumka waxaan Alle uga baryaynaa inuu janaddii firdowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAAMIN

๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ wuxuu katirsanaa qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD, Gaar Ahaan Kulliyadda sharciga ( Class : ๐—•๐—Ÿ๐—”๐—ช๐Ÿฌ๐Ÿฏ ).

10/08/2026

๐——๐—ต๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฏ โ€“ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด

Kulan soo dhaweyn ah ayaa magaalada ๐——๐—ต๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฏ loogu sameeyay Hormuudkii h**e ee kulliyadda culuumta bulshada ee Jaamacadda SIMAD Ustad ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ช๐—ฒ๐—ต๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ .

Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay xubno katirsan qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD ee kusugan magaalada Dhusamareb .

intii uu kulanka socday , xubnaha qalinjebiyaasha ayaa ustaadka ugu warbixyay xaalada ay kusaganyiihin qalinjebiyaasha SIMAD faraca dhuusamareeb iyo sida ay isugu xiranyiihin dhamaan xubnahaas .

Ugu danbeyn , ustad Abdihamid ayaa kamahadceliyay sida qiimaha badan ee loo soo dhaweeyay , wuxuuna xubnaha qalinjebiyaasha kula dardaarmay inay isku xirnaadaan markasta .


Photos from SIMAD Alumni's post 09/08/2026

Waxaan u hambalyeynaynaa Mr. Abdullahi Yahye Ahmed oo shahaadada heerka 2aad ee Master of Technology in Electronics & Communication Engineering kaqaatay ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ee dalka India .

Mr . Abdullahi wuxuu katirsanyahay qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD, Gaar Ahaan kulliyadda Engineering ( Class : ๐—•๐—ง๐—˜๐Ÿฌ๐Ÿฒ ).

Waxaan Alle kaga baryaynaa in cilmiga aad baratay uu noqdo mid anfaca bulshada .

Hambalyo markale , waxaan kuu rajeynayaa horumar iyo mustaqbal ifaayo .



03/08/2026

Maamulka Xafiiska Qalinjebiyaasha wuxuu hambalyo udirayaa Mr. ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป oo loo magacaabay ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ - Xafiiska Hogaamiyaha koonfur galbeed .

Mr. Ahmed wuxuu katirsanyahay qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD, Gaar Ahaan kulliyadda xisaabaadka ( Class : ๐—•๐—”๐—–๐—–๐Ÿฌ๐Ÿต ).

Waxaan Alle kaaga baryaynaa in uu kula garabgalo shaqada culus iyo masuuliyadda laguu igmaday.


Photos from SIMAD Alumni's post 02/08/2026

Waxaan hambalyo udiraynaa qaar katirsan qalinjebiyaasheena oo soo gabagabeeyay waxbarashada heerka 2aad ee ( ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ).

Waxaad gaarteen guulo muhiim ah , Waxaan Alle idinkaga baryaynaa in cilmiga aad barataen uu noqdo mid anfaca bulshada .

Hambalyo markale , waxaan idiin rajeynayna horumar iyo mustaqbal ifaayo .

1) ๐—ญ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฒ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—น๐—ถ
2) ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐˜€๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐˜€๐—ฒ


Photos from SIMAD Alumni's post 30/07/2026

Waxaan u hambalyeynaynaa Ustaad ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ oo si guul leh u difaacay buuggiisa Master-ka ee Qaanuunka Guud - ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜„ .

Mr. Mohamed wuxuu katirsanyahay qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD, Gaar Ahaan kulliyadda culuumta maamulka ( Class : ๐—•๐—•๐—”๐Ÿญ๐Ÿฏ ).

Waxaan Alle kaga baryaynaa in cilmiga aad baratay uu noqdo mid anfaca bulshada .

Hambalyo markale , waxaan kuu rajeynayaa horumar iyo mustaqbal ifaayo .



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

3rd Floor, Town Campus, SIMAD University, Zoobe
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 11:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00