KISMA Primary And Secondary School

KISMA Primary And Secondary School kisma primary and secondary school is primary educational institution exist in somalia which provide

28/11/2025

Gudoomiye waxbarashada gobolka shabeelaha hoose, Al-ustaad Cumar Cali Xasan "Cumar Sahal" ayaa u hambalyeeyey ciyaartooda ku soo guuleysatay tartanka isboortiska ee iskuulada.

Qeybta 2aad:- abaal marintii lagu maamuusayey ciyaartooda ku soo guuleysatay tartanka isboortiska ee iskuulada.
27/11/2025

Qeybta 2aad:- abaal marintii lagu maamuusayey ciyaartooda ku soo guuleysatay tartanka isboortiska ee iskuulada.

Qeybta 1aad:- martida kulankii shalay ee lagu maamuusayey ciyaartooda ku soo guuleysatay tartanka isboortiska ee iskuula...
27/11/2025

Qeybta 1aad:- martida kulankii shalay ee lagu maamuusayey ciyaartooda ku soo guuleysatay tartanka isboortiska ee iskuulada.

  Somalia Teacher's day Macalinkeena allow kaal macalinkiisa allow kaal macalin muslim allow kaal.Hambalyo dhamaan macal...
20/11/2025

Somalia Teacher's day

Macalinkeena allow kaal macalinkiisa allow kaal macalin muslim allow kaal.
Hambalyo dhamaan macalimiinta soomaaliyeed

Waxaana leenahay hambalyo dhamaan macalimiinta Soomaaliyeed.


Asc dhammaan ardayda, waalidiinta iyo inta jecel waxbarashada waxaa la ogaysiinayaa in ay kusoo dhawaadaan dugsiga hoose...
27/08/2025

Asc dhammaan ardayda, waalidiinta iyo inta jecel waxbarashada waxaa la ogaysiinayaa in ay kusoo dhawaadaan dugsiga hoose dhexe iyo sare ee KISMA Primary And Secondary School dugsigu waxa uu qaadanaayo arday cusub Sanad-dugsiyeedkii 2025-2026 gaar ahaan Dugsiga Hoose iyo Dhexe
F.G Dugsiga hoose waa Lacag la' aan
mahadsanidiin

GUUL AYAA U RAJEYNEYNAA FASALKA 12AAD .
23/08/2025

GUUL AYAA U RAJEYNEYNAA FASALKA 12AAD .

Guud idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda idamka alle
23/08/2025

Guud idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda idamka alle

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka bulshada
Abdiaziz Wali
Email: [email protected]
Facebook.com/moechesomalia
Twitter.com/moechesomalia

๐Ÿชด ๐ŸŒฑ ๐ŸŒฟ SOO LAABASHO WACAN ๐Ÿชด ๐ŸŒฑ ๐ŸŒฟ ๐ŸŒพ ๐ŸŒต Fasaxii Sanad-dugsiyeedka kadib waxaan u soo laabaneynaa gurigeenna Labaad, si aan u ...
22/08/2025

๐Ÿชด ๐ŸŒฑ ๐ŸŒฟ SOO LAABASHO WACAN ๐Ÿชด ๐ŸŒฑ ๐ŸŒฟ ๐ŸŒพ ๐ŸŒต

Fasaxii Sanad-dugsiyeedka kadib waxaan u soo laabaneynaa gurigeenna Labaad, si aan u dhameystirno geeddi-socodkeennii waxbarasho.

Waxaan u soo laabaneynaa asxaabteennii, macallimiinteenni iyo maamulkeennii.

Waxaana u soo laabaneynaa si aan u laba-jibbaarno dagaalka aan kula jirno jahliga iyo dib-u-dhaca.

Waxaan soo laabaneynaa beri oo sabti ah kuna beegan: -
23 August, 2025 - hadduu alle idmo.

Guul & gobannimo

Xasuusi asxaabtaada kale. ๐Ÿ‘‡

Qaar ka mid ah ardayda Dufcadii 5aad ee Sanad-dugsiyeedkii 2019-2020 iyo Ustaad Aboow oo maanta dib u midoobay.
19/07/2025

Qaar ka mid ah ardayda Dufcadii 5aad ee Sanad-dugsiyeedkii 2019-2020 iyo Ustaad Aboow oo maanta dib u midoobay.

QAYBTA 1AAD: -ALLAAH SW ayaa ku mahadsan oo maanta ardaydeena Fasalka 8aadka ugu soo dhameeyey Nabad imtixaankii shahaad...
24/06/2025

QAYBTA 1AAD: -
ALLAAH SW ayaa ku mahadsan oo maanta ardaydeena Fasalka 8aadka ugu soo dhameeyey Nabad imtixaankii shahaadiga ahaa.

GUUL IDIIN RAJEYNEYNAA INSHAA ALLAAH.

TACSI TIIRAANYO LEHุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ุง ูˆุงุฑุญู…ู‡ุง ูˆุชุฌุงูˆุฒ ุนู†ู‡ุง  Maamulka, Macallimiinta,Waalidiinta iyo ...
21/06/2025

TACSI TIIRAANYO LEH
ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ุง ูˆุงุฑุญู…ู‡ุง ูˆุชุฌุงูˆุฒ ุนู†ู‡ุง

Maamulka, Macallimiinta,Waalidiinta iyo Dhammaan Ardayda iskuulka hoose, dhexe iyo sare ee KISMA Primary And Secondary School waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhammaan qaraabadii iyo ehelkii ay ka geeriyootay oo ka mid aheyd Waalidiinta iskuulka.
Si gaar waxa aan xanuunka geerida la qeybsaneynaa

Bahda iskuulka waxay Alle uga baryayaan in uu Jannadii Firdowsa allah ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskii iyo ehelkii ay marxuumada ka baxay.

Aamiin ................. Aamiin ................ Aamiin.

"ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†โ€

Address

17km Afgo'e Road Elasha Biyaha
Mogadishu

Telephone

+252615151742

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KISMA Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to KISMA Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category