Adan Institute For Science

Adan Institute For Science

Share

This page is suited to post slamic lessons, thoughts of psychology.

01/12/2022
07/09/2022

Wax yar iladhageysi walaal. Meesha nalaga heysto hadii aan nahay somali watan. Hami bilaa ficil ah.
Usii gudbi walaalahaa.

07/09/2022

In aad marwalba xasuusatid NIMCOIYINKA ALLE(SWC) waa astaan cadeyneysa in tahy qof dadaalaya.
In aad cadow ka dhigata naftaada ayaa laisku qiimeyaa.

06/09/2022
13/08/2022

Concept of "RL" in psychology.

29/07/2022

Hambayo dhamaan umadda muslimiinta ah.

11/07/2022

IBNU QIRASH R.C JUHDIGAAS AYUU KASOO MAREY CILMIGA SHAREECAADA EE BARAKADABADAN.

10/07/2022

U dagaalan sida aad tahy maantay sidii aad ooga fiicnaan laheyd. Ha u dagaalamin sidii aad qof ooga fiicnaan laheyd.

09/07/2022

Qof walba iyo qadarkiisa.

03/07/2022

Aduunka waxaa ugu sareeye qofka ku qanacsan waxa ilahay ugartey. Farxad aan taas ahey haka raadin aqoon, lacag, macrifada dadka iyo xil aduunyo oo luguu magacaabey.
Bal sheeg farxad aan taas aheyn hadaad ogtahy meesha laga helo? Indinkaa inii dhafey su'ashaas.

17/06/2022

Guul hadaad rabtid joogtee waxa aad gacanta ku heysid ilaa aad ka gaareysid yoolkaaga. Jooji dib udhiga.
Share
Like follow.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252