09/08/2026
๐ Hambalyo iyo Bogaadin ๐
__Waxaan hambalyo iyo bogaadin diirran u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee ku guuleystay imtixaanka.
_Guushiinnu waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad, karti iyo juhdi badan. Waxaad maanta gaartay tallaabo muhiim ah oo ka mid ah safarka aqoontiinna iyo mustaqbalkiinna.
__Waxaan sidoo kale u mahadcelineynaa macallimiinta, waalidiinta iyo dhammaan intii ka qeyb qaadatay guushan.
_Hambalyo ardayda Fasalka 8aad! ๐๐
Guushiinnu waa farxaddeenna, mustaqbalkiinnuna waa rajadeenna.
_Waxaan idiin rajeyneynaa guulo ka waaweyn iyo mustaqbal ifaya. ๐