Alfurqaan Modern School

Alfurqaan Modern School Alfurqaan Modern School waa Goob waxbarasho oo gaar loo leeyahay, waxaana loo aasaasay in la soo saaro arday ka dhisan dhinac diineed & Maadi si isku mid ah.

21/11/2025

Macallinkaaga Maamuus

Hambalyo Dhammaan Barayaasha Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Alfurqaan Modern School Maalinta Baraha Soomaaliyeed.
21/11/2025

Hambalyo Dhammaan Barayaasha Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Alfurqaan Modern School Maalinta Baraha Soomaaliyeed.

Guul baan u rajeyneynaa Ardaydeena qiimaha badan
17/08/2024

Guul baan u rajeyneynaa Ardaydeena qiimaha badan

إِنَّالِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعون" يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَر...
28/04/2024

إِنَّالِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعون
" يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَرْضِيَّةً فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جَنَّتِي"
البقاء لله
Allaah ha u raxmado Waalidiinta galabta ku geeriyooday Garasbaaleey 😢

Waxaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bahdeena Alfurqaan Modern School ugu hambalyeyneysaa bilashada bisha barakeysan ...
10/03/2024

Waxaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bahdeena Alfurqaan Modern School ugu hambalyeyneysaa bilashada bisha barakeysan ee Soonqaad., ilaahay hanaga dhigo kuwii ka faa’ideysta bishan, oo cibaadooda la aqbalo.

14/02/2024

Abaalmarinta Ardayda Kaalimaha Galay Imtixaanka Dhexe 2024 Lafoole

17/01/2024

Imtixaanka dhexe Jan 2024 Daarusalaam

17/01/2024

Imtixaanka dhexe Jan 2024 Lafoole

20/12/2023

Abaalmarinta Ardayda Imtixaanka 2 Billaha Nov 2023 Lafoole

Jimce wanaagsanMaxamed Arshavin 🖥
24/11/2023

Jimce wanaagsan
Maxamed Arshavin 🖥

Address

Daarusalaam City
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252614999179

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alfurqaan Modern School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Alfurqaan Modern School:

Shortcuts

Share

Category