07/04/2024
Follow dheh wll page ka mahadsanid 🤗
Journalisten
07/04/2024
Follow dheh wll page ka mahadsanid 🤗
07/04/2024
Xili ciyaaredka danbe ma sii joogi doonaa mise waa la badali doonaa?
04/04/2024
Markab siday 9 burcad badeed Soomaali ah oo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada Mumbai ee dalka India.
India ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay xukunno ku riddo burcad badeedda ay gacanta ku hayso.
30/09/2022
Kooxda Al Shabaab Ayaa 11 Qof Ku Laysay Ceel Biyood Laga Qodayay Deegaanka Gariley Ee Gobalka Gedo , waxayna dadka deegaanku sheegeen in ay Ay Gubeen Injineeraddii Ceelka Qodayay iyo Shacabkii La Socday Dhammantood.
Kooxda Al Shabaab ayaa weeraar ku qaaday Ceel Biyood Laga Qodayay Deegaanka Gariley Oo U Dhaxeeya Degmooyinka Bardheere Iyo Ceelwaaq, Waxaa Ay Meesha Ku Guben Gaadhigii Riiga Ah iyo Dhaman Alaabtii Lagu Qodayay Ceelka.
30/09/2022
Our boss 🤗
30/09/2022
Ilaahay u naxariisto Taliye Farxaan qaroole
17/09/2022
Lamaanahan ayaa isticmaali jiray Daroogo balse markii danbe waa iska daayeen.
Maxaa farqi ah oo u dhaxeeya keliya waxaan la hadlayaa dadka indhaha leh.
16/09/2022
Xariifkaan waaba taqaanaaye mention soo dheh😂
16/09/2022
Ronaldo caadadiisu waa ilaalo sawiro qoyskiisa ah ❤️
Ronaldo ayaa ku sawirtay qoskiisa basajiirigisa banoniga!😹