Cilmi iyo Cod Ep. #28 Waxaa marti inoogu ah cilmi baare Prof. Abdullahi Sharif oo wax ka qoray Heerka La-qabsiga Garaad Gacmeedka (AI) ee Manhajyada Jaamacadaha.
Somali Researchers Association
SRA is a Somali led research institution focused on social issue at district, regional and national levels.
Our research creates awareness about the public problems in people’s life and paves a way that builds momentum for a better tomorrow for all.
24/08/2026
Cilmi iyo Cod Ep. #29 Waxaa marti inoogu ah cilmi baare Eng. Munir Abdullahi Haji oo wax ka qoray Adeegsiga Garaad Gacmeedka (AI) ee Ardayda Jaamacadaha.
24/08/2026
Dhulka Dowladda la Wareegtay: 3-da Ugu Qaalisan & 3-da Ugu Jaban. F.G Lacagtan waa mida looga ibiyay dadka horay u daganaa degaanka
24/08/2026
Dhulka Dowladda la Wareegtay: 3-da Ugu Qaalisan & 3-da Ugu Jaban. F.G Lacagtan waa lagacta laga siyay dadka horay u daganaa degaanka
21/08/2026
2026 Imtixaanka Qaranka waxaa loo qorsheeyey in ay galaan 44,330 arday, waxaa u fariistay 43,028 arday, waxaa imtixaanka ka baaqday 1,302 arday.
18/08/2026
Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare 5-tii Sano ee Maamulka Xasan Sheekh.
17/08/2026
5ti sano ee Maamulkii Farmajo, sidan ayay ahayd natiijada imtixaanka Form 4.
16/08/2026
Afar sano kadib, 2,687 arday (10%) ayaan gelin imtixaanka dugsiga sare ee Gobolka Banaadir.
15/08/2026
Qiimaha adeegga gudniinka celcelis ahaan waa $30 wiilasha iyo $25 gabdhaha. Xogtan waxaa loo wadaagay cilmi-baaris iyo wacyigelin oo keliya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
100