Xafladfa Furitaana ee Al-khaleej Schools cup, ayaa shalay lagu qabtay garoonka Ceemba Stadium oo ku yaalla Dagmada Dayniile.
Al-khaleej Schools
We offer a high-quality education to the young generation of Somalis. Please join us and avail yourself of this opportunity.
Contact with us: 617280665 and 1548080.
01/03/2026
๐ฟ ู
ููุณููุงุจูููููุฉ ุงููููููุฑุขู ุงููููููุฑูููู
๐ฟ
Maamulka dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Al-Khaleej wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa in maalinta Talaadada, oo ku beegan 3/3/2026,
Lagu qaban doono tartanka quraanka oo sanad walba lagu qabto dugsiga al-khaleej.
Ujeeddadu ma aha oo kaliya tartan, balse waa kor u qaadidda qiimaha Qurโaanka, kobcinta hibada ardayda, iyo dhisidda jiil leh anshax suuban iyo aqoon dhammaystiran
Macalin fanax o ka mid ah macalimiinta Deegaanka sidoo kalana ah waalid ay ilmihuusu dhigtaan Dugsiga Ayaa la dardaraamay Ardayda.
Maamulaha Dugsiga Darul-Hudda,
Ustaad Cabdullahi Shiikh Muuse oo dardaaran siiyay dadka deegaanka iyo ardayda ka qalin bedelatay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Khaleej.
: waalid, Nabad doon: Axmed Salaad Cabdullahi oo ku dhirigeliyay ardayda in waxbarshada ku dadaalaan. Mahadsanid nabadooon
26/11/2025
Habraaca smart phones-ka la marsiinaayo
: Xasuusin.
Daahfurka xaflada qalinjebinta Fasalka Form Four iyo Akadeemiyada Al-khaleej Schools iyo Ustaad Ismail Said Afrah
21/11/2025
Hamblyo Hamblyo Hamblyo 21-November o ku beegan maalinka macalinka Soomaaliyeed
Waxaan hamblyo iyo bogaadin halkaan Uga marineynaa Dhamman macalimiinta soomaaaliyeed meelwaliba o ay joogaaan si gaar ah Barayaasha Dugsiga Al-khaleej Schools.
11/11/2025
Q6: Qaar ka mid ah qudabadihii laga jeediyahay Xafladda qalinjebinta Fasalka Form Four iyo Akadeemiyada AL-KHALEEJ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Deyniile, Waaxda Halgan Iyo W. Kor-damac: Raadeelka Iyo Xaafadda Miriq-Miriqba Waxaan Ku Leennahay Xarummo
Mogadishu