22/11/2025
Dugsiga Al-tamaam model primary & secondary ayaa ka qaybgashay xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Munaasabaddan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa ka qabsoomtay Garoonka Cayaaraha Muqdisho.
Hambalyo markale macallimiinteenna Soomaaliyeed.
21/10/2025
Waxaa Saakay Exmkii u bilowdey Dugsiga Dhexe.
Waxaana dardaaran buuxa siiye Maamulaha Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary
20/10/2025
Saakay waxaa Dugsiga Al-Tamaam Model Primary& Secondary U bilowdey Exmkii ugu horeeyey Ee Sanad Dugsiyeedka 2025_2026.
Monthly Examination, Monthly One.
Hadafkeyna waa Tacliin Iyo Tayo.
21/08/2025
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ |
๐๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ฌ ๐จ๐ฉ๐๐ง.
Maamulka Dugsiga Al - Tamaam waxow ugu bishaaraynayaan dhammaan dadweynaha jecel waxbarashada in ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Dugsiga ee Ardayda Cusub ee Sanad Dugsiyeedka ๐๐๐๐-๐๐๐๐ ay si habsami leh ugu socoto Xarunta Dugsiga ee hadda Isdiiwaangeli.
Kusoo biir Dugsiga AL - TAMAAM oo u door ubadkaaga. "AL - TAMAAM ๐ช๐๐ HALKA AY KA BILABATO GUUSHAADA".
Wixii Faah-faahin dheeri ah nagala soo xiriir
Tell:- 615153637/0617673972
21/06/2025
Waxaan maanta u bilowdey dugsiga AL-tamaam model primary&secondaryExmkii finalka ahaa
Guul Iyo Gobanimo
05/06/2025
๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง dhammaan Ummadda Muslimiinta meel walba oo ay joogaan munaasabada ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฑ๐๐ awgeed.
Si gaar ah Maamulka iyo Macallimiinta iyo guud ahaan ardayda iskuulka AL-tamaam model primary&secondary waxaan idin leenahay ๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง kuna ciida farxad iyo barwaaqo.
28/05/2025
Ustaad Axmed Usmaan Gacal, waa mid ka mid ah macalimiinta dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY ayaa waxow ku doonsiiye fasalka G8 Ee dugsiga dhexe 50$.
Waxayna kaalinta 2โaad ka galeen Tartaka ciyaaraha, kaas oo u dhaxeeye dhamaan fasalada SCHOOLKA.
Maamulka Dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY Ayaa H**e u Sheege in kaalinta 2โaad in lasii doono 50$ halka kaalinta 1โaad lasiin doono 100$
โMahadsanidiin"
28/05/2025
MAAMULAHa dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY ayaa waxow ku doonsiiye fasalka 1โaad Ee dugsiga Sarre 100$.
Waxayna kaalinta 1'aad ka galeen Tartan ciyaareedka kubbadda cagta, kaas oo u dhaxeeye dhamaan fasalada SCHOOLKA.
Maamulka Dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY Ayaa H**e u sheegay in kaalinta 1'aad lasiin doono 100$ halka kaalinta 2'aad lasiin doono 50$
"Mahadsanidiin"
24/05/2025
Fasalka 4โaad Ee dugsiga Sarre ayaa qaar ka mid ah, gudoonsiiye Hadiyado Qaali ah macalimiinta Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary.