25/07/2026
HAMBALYO
Kuliyadd Shareecada iyo qaanuunka Jaamacadda Benadir waxa ay hambalya udireysaa AVV. Moxamed Deeq Macalim Aadan oo kamid naqday Golaha adeega garsoorka soomaaliyeed oo ay ansixiyeen golaha wasiirada xukuumadda federaalka soomaliaya, AVV. Moxamed Deeq Macalim Aadan waxa uu ka mid yahay qalinjebiyaasha Kuliyadda shareecad & qaanuunka Jaamacadda Benadir , waxa aan urejeyheynaa guul iyo hormar wax tarleh
25/07/2026
07/07/2026