Markazka al_bayaan ee barashada Qur'anka

Markazka al_bayaan ee barashada Qur'anka

Share

Kusoco dhawaada markazka AL-BAYAAN ee barashada Qur'anka kariimla ah

07/09/2025

Waxaan dhamaan calaamka lagu arkay caawa Dayax madoowaad ka dhacay dalalka laga arkay Somaliya Kiinya Itoobiya.
Dayax madoowaadku waa calaamad kamid ah Calaamadaha Alle taas oo uu ku cibro tusayo. 8/9/2025 haben isniin Soo galayso

Waxaa la suneeyaa xiligaan oo kale
1_ in Quraanka la aqriyo in badan
2_ In la tukado salaada dayax madoobaadka
3_ in Wax la sadaqeysto
4_ ducada in la badiyo
5_ Istiqfaarta la badiyo

04/09/2025
Photos from Markazka al_bayaan ee barashada Qur'anka's post 04/09/2025

Maxaad ka aaminsan tahay mowliidka??

22/08/2025
22/08/2025

Qur'aanka aqri

22/08/2025

Maanta waa maalin jimco ah aan badino saliga nabiga sidoo kale aan aqrisano auuratul kahfi

22/08/2025

Far barka waa qayb kamid ah maadooyinka aan bixino soomaali iyo carabigaba
Soo dhawaada

22/08/2025

Asc ww machadka casharadii si dar dar leh ayey ku socdaan gaar ahaan aalada Whatsapp Soo dhawaada walaalaha doonaya inay qur'aanka iyo Shareecada islaamka ku barto qaab online

WIXI LAMID AH WIXI FAAHFAAHIN AH KALA XIRIIR WHATSAPP NAMBARADAN

+252616813451
+252615106654
+252
+254746777638

Kuso dhawaada machadka al-bayaan.

Linkiyada machadka
WhatsApp 🔗🔗??️
https://chat.whatsapp.com/ISc5u2j02F88eCV1MCNc0l

Telegram Link 🔗??️🖇️
https://t.me/markazka_albayaan

page 📄 Link 🔗🖇️
https://www.facebook.com/profile.php?id=61550790282542

19/08/2024

ASC WW DHAMAN DADWEYNAHA IYO INTA GURUBKA KU JIRTA WAXAN OGEYSIINEYNAA IN
MACHADKA AL-BAYAAN UU QAADAN DOONO ARDEY CUSUB LAGA BILO 15-8-2024 DIWANGALINTU WAY SOCOTAA YEYSAN KAA BUUXSAMIN, MACHADKUNA WUXU BIXINAYA DHAMAN MADOOYINKA SHAREEDA SIDA QUR'ANKA IYO CULUMTIISA IYO WIXI LAMID AH WIXI FAAHFAAHIN AH KALA XIRIIR WHATSAPP NAMBARADAN

+252616813451
+252615106654
+252
+254746777638

Kuso dhawaada machadka al-bayaan.

Linkiyada machadka
WhatsApp 🔗🔗??️
https://chat.whatsapp.com/ISc5u2j02F88eCV1MCNc0l

Telegram Link 🔗??️🖇️
https://t.me/markazka_albayaan

page 📄 Link 🔗🖇️
https://www.facebook.com/profile.php?id=61550790282542

chat.whatsapp.com

19/08/2024

Asc walaal kusoo dhawow machadka al-bayaan DIWANGALINTU way socotaa

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Nuureyn-steet
Mogadishu