03/09/2026
MUSTAQBALKAAGA MAANTA BILAAW! π€π₯
Ma rabtaa inaad barato xirfad casri ah oo kuu furta fursado cusub? ππ»
Artificial Intelligence (AI) maanta wuxuu beddelayaa habka loo shaqeeyo, loo ganacsado iyo loo abuuro waxyaabo cusub.
π― Waxaad baran doontaa:
β
Sida AI loo isticmaalo
β
Sida loo sameeyo muuqaalada AI
β
Sida loo qoro Prompts xirfad leh
β
Sida aad xirfadda AI uga dhigan karto fursad dhaqaale π°
Sidoo kale waxaa idiin sameeyneeyna Logooyinka iyo Xayeeysiimaha goobaha ganacsi oo kala duwan.
π₯ Ha noqon qof daawanaya isbeddelka β noqo qof ka faaβiideysta!
π La xiriir: 61 2743689
π² Hadda isdiiwaangeli oo bilow barashada AI!