Adult School

Adult  School Adult School waa Machad loogu talagalay dadka waaweyn iyo Dhalinyarada jecel waxbarashada.

14/09/2026

Maamulaha Guud ee ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜, Ustaad ๐‡๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐Ÿ๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ๐Š๐จ๐ฐ๐ญ๐ก๐š๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ก๐ข, oo ka mid ah ardayda wax ka barata Dugsiga Adult Suuqbacaad, kaddib markii ay qortay buug cinwaankiisu yahay โ€œ๐ˆ๐ฌ-๐๐š๐ซ๐จ.โ€

Maamulaha Guud ayaa ku ammaanay ๐Š๐จ๐ฐ๐ญ๐ก๐š๐ซ dadaalka, kartida iyo hal-abuurka ay ku muujisay qorista buuggan, isaga oo xusay in tallaabadan ay tusaale wanaagsan u tahay sida waxbarashadu u kobciso aqoonta, fikirka iyo hal-abuurka ardayda.

Sidoo kale, wuxuu ugu hambalyeeyay dadaalka ay gelisay qorista buugga, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii waddo horumarinta aqoonta iyo qoraalka, kanaalin muuqata ka qaadato dhiirrigelinta akhriska iyo qorista bulshada.

๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ waxay ku faraxsan yihiin guusha iyo hal-abuurka ardaydooda, waxayna Kowthar u rajeynayaan guul, horumar iyo qoraallo badan oo bulshada anfaca.

27/08/2026

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐——๐—œ๐—ช๐—”๐—”๐—ก๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก

Waxaa si rasmi ah u furan diiwaangelinta ardayda cusub ee Iskuulka Adult sanad-dugsiyeedka 2026โ€“2027.

Ku soo biir waxbarasho tayo leh iyo macallimiin khibrad leh.

Iska diiwaangeli maanta dhammaan xarumaha Iskuulka Adult

Howlwadaag 615990012
Taleex. 613554242
Suqbacaad. 613729944
Dharkenley 613780808
Elasha biyaha 610114433
Suqa xoolaha 610169797
Garasbaley. 610757373

12/08/2026

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—พ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ

๐ˆ๐ช๐ฅ๐š๐š๐ฌ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ayaa u mahadcelisay maamulka iyo macallimiinta ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, iyadoo sheegtay in muddadii ay wax ka baranaysay iskuulka uu si weyn u horumaray heerkeeda waxbarasho iyo aqoonteeda.

Iqlaas waxay kamid tahay ardayda dhigata ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ee Dugsiyada Adult, ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ฐ๐ฅ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ , halkaas oo ay ka heshay fursad ay dib ugu bilowdo waxbarashadeeda, kuna horumariso aqoonta iyo xirfadaha waxbarasho.

Nagala soo xariir : 252615990012 ama 61 3797379

Maanta ah 11-ka Agoosto 2026, waxaa si rasmi ah ugu soo gabagaboobay dhammaan ardayda ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ee ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ...
11/08/2026

Maanta ah 11-ka Agoosto 2026, waxaa si rasmi ah ugu soo gabagaboobay dhammaan ardayda ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ee ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ imtixaankii bisha koowaad.

Imtixaanka ayaa si nidaamsan uga qabsoomay xarumaha kala duwan ee ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜, iyadoo ardaydu muujiyeen dadaal, diyaar-garow iyo adkaysi intii ay ku guda jireen maalmaha imtixaanka.

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ waxay hambalyo iyo bogaadin u Dirayaan l...
10/08/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ waxay hambalyo iyo bogaadin u Dirayaan labada arday ee kaalmaha h**e ka galay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhee ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Xarunteena ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜†.

๐’๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š.Maanta oo Sabti ah  ๐ŸŽ๐Ÿ“:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ (๐†๐š๐ฅ๐š๐›๐ง๐ข๐ฆ๐จ) Iskuulada Adult wuxuu shaacinayaa natiijada imti...
08/08/2026

๐’๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š.

Maanta oo Sabti ah ๐ŸŽ๐Ÿ“:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ (๐†๐š๐ฅ๐š๐›๐ง๐ข๐ฆ๐จ) Iskuulada Adult wuxuu shaacinayaa natiijada imtixaanka finalka ee sannad waxbarasheedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.kaafiye.adultschoolappnew

๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐› ๐–๐š๐œ๐š๐ง.


07/08/2026

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—–๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐ฐ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ.

Ku soo biir Xarunteena ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ ๐—–๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ si aad u hesho waxbarasho tayo leh iyo macallimiin khibrad leh.
Wixii faahfaahin ah kala xariir +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ1๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ‘

๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š

05/08/2026

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜†

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐ฐ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ.

Ku soo biir Xarunteena ๐˜ผ๐™™๐™ช๐™ก๐™ฉ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† si aad u hesho waxbarasho tayo leh iyo macallimiin khibrad leh.
Wixii faahfaahin ah kala xariir +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฏ๐Ÿณ๐Ÿด๐Ÿฌ๐Ÿด๐Ÿฌ๐Ÿด

๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐–๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐“๐š๐ก๐š๐ฒDhammaan bulshada jecel waxbarashada waxaan ku wargelinaynaa in ay si rasmi ah u furan tah...
05/08/2026

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐–๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐“๐š๐ก๐š๐ฒ

Dhammaan bulshada jecel waxbarashada waxaan ku wargelinaynaa in ay si rasmi ah u furan tahay diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-waxbarasheedka 2026โ€“2027.

Ku soo biir waxbarasho tayo leh, kana faa'iidayso fursaddan.

Nagu soo booqo xarumaheenna kala duwan ee ku yaalla Muqdisho iyo nawaaxigeeda

Nagala soo xiriir xarumaheena kala duwan

๐—›๐—ผ๐˜„๐—น๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด : ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿต๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿญ๐Ÿฎ
๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜… : ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฏ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿฐ๐Ÿฎ
๐—ฆ๐˜‚๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ : ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฏ๐Ÿณ๐Ÿฎ๐Ÿต๐Ÿต๐Ÿฐ๐Ÿฐ
๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† : ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ•๐Ÿ–๐ŸŽ๐Ÿ–๐ŸŽ๐Ÿ–
๐—ฆ๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ : ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿญ๐Ÿฒ๐Ÿต๐Ÿณ๐Ÿต๐Ÿณ
๐—–๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ : ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฏ๐Ÿฏ
๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ฏ๐—ฎa๐—น๐—ฒ๐˜† : ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿณ๐Ÿฑ๐Ÿณ๐Ÿฏ๐Ÿณ๐Ÿฏ

๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ป

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—กAgaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir  wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bah...
05/08/2026

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bahda waxbarashada in natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad la shaacin doono maalinta Axadda, oo ku beegan 09 Agoosto 2026.

Ardaydeena waxaan u rajeynaynaa guul ay ku Farxaan.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adult School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share