Tanaad Preparation Students Center

Tanaad Preparation Students Center Tanaad Preparation Students waa bog loogu talagalay ardayda diyaarinta, laguna wadaago casharro,

πŸŽ“ DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB WAA FURAN TAHAY! πŸ“šBarnaamijka diyaarinta ardayda dib uga dhacday waxbarashada
06/08/2026

πŸŽ“ DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB WAA FURAN TAHAY! πŸ“š
Barnaamijka diyaarinta ardayda dib uga dhacday waxbarashada

*FARIIN KU SOCOTA DHAMMAAN ARDAYDA BAHDA TANAAD 🌟*  *Dhammaan ardayda qiimaha badan ee bahda Tanaad, waxaan idiin rajayn...
05/08/2026

*FARIIN KU SOCOTA DHAMMAAN ARDAYDA BAHDA TANAAD 🌟*

*Dhammaan ardayda qiimaha badan ee bahda Tanaad, waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar iyo natiijo wanaagsan, Insha Allah* . πŸ€²πŸ“š
*Waxaan ognahay in aad muddadii waxbarashada iyo imtixaanaadka soo martay dadaal badan, dulqaad iyo juhdi.* *Maanta waxaan idiin rajaynaynaa in dhammaan dadaalkiinna uu miro dhalo, oo aad heshaan natiijooyin aad ku faraxdaan.*

πŸ“’ *Natiijooyinka imtixaanka waxaa la soo saari doonaa maalinta Khamiista, Insha Allah.*
*Waxaan si gaar ah idiinku boorrinaynaa inaad Alle talo saarataan, ducadiinna badisaan, kana fogaataan welwel iyo cabsi.* *Natiijadu waa mid ka mid ah tallaabooyinka safarka waxbarashada, waxaana muhiim ah in qof walba uu ku qanacsanaado dadaalkii uu sameeyay* .
🀲 *Alle ha idiin siiyo natiijooyin farxad iyo guul idiin horseeda.*
*Dhammaan ardayda Tanaad, waxaan idiin rajaynaynaa GUUL IYO HORUMAR JOOGTO AH* .* πŸ†πŸ“–πŸŒŸ
*Insha Allah, Khamiista waxaan wada sugaynaa natiijooyin wanaagsan iyo farxad.*
πŸ’š *Tanaad Family β€” Guul* *iyo Horumar!* πŸ’š
Tanaad Primary and Secondary School
Tanaad Preparation Students Center

πŸ“š DIIWAANGALINTA ARDAYDA CUSUB WAY FURAN TAHAY! πŸŽ“πŸŽ‰ Sanad Dugsiyeedka 2026–2027 ayaa la bilaabay.Ku soo biir Tanaad prepo...
28/07/2026

πŸ“š DIIWAANGALINTA ARDAYDA CUSUB WAY FURAN TAHAY! πŸŽ“

πŸŽ‰ Sanad Dugsiyeedka 2026–2027 ayaa la bilaabay.

Ku soo biir Tanaad preposition students center, Tanaad Primary & Secondary School, oo bixisa waxbarasho tayo leh, anshax wanaagsan, iyo macallimiin khibrad leh.

βœ… Dugsiga Hoose
βœ… Dugsiga Dhexe
βœ… Dugsiga Sare
βœ… Diyaarinta Ardayda

πŸ“ Isdiiwaangeli hadda! Boosasku waa xaddidan yihiin.

πŸ“ Dayniile, Oodweyne
πŸ“ž 618158186 / 618158109
πŸ“ž 613961125 / 613688863

Ku soo biir Tanaad maanta, una dhis mustaqbal ifaya! 🌟

Tanaad Preparation Student waa bog loogu talagalay ardayda diyaarinta, laguna wadaago casharro, ogeysiisyo, jadwalka imt...
28/07/2026

Tanaad Preparation Student waa bog loogu talagalay ardayda diyaarinta, laguna wadaago casharro, ogeysiisyo, jadwalka imtixaannada, iyo macluumaad waxbarasho.

Address

Dayniile
Mogadishu
OODWEYNE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tanaad Preparation Students Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category