17/07/2026
Run ahaantii, waxa maanta ka dhacay Jariiban waa wax aad loogu farxo, qalbiyadana soo jiidanaya, naftuna ay doonayso in la sii joogteeyo. Reer Jariibanow, ku-dayasho baad mudan tihiin ee halkaa ka sii wada!
Soomaaliyeey, caddaaladdu ha waarto! Sameeya sida Jariiban oo kale.
قال الله تعالى في كتابه العزيز: (( ولكم في القصاص حياة يا أولى الألباب ))"