Taaj School-Xarunta Kaawo Godey

Taaj School-Xarunta Kaawo Godey Quality of Education

16/09/2026

Another Day, another Challenge .
Taaj primary and secondary school xarunta 2aad Ee kaawo godey

Taaj primary and secondary school xarunta 2aa Ee kaawo godey
08/09/2026

Taaj primary and secondary school xarunta 2aa Ee kaawo godey

03/09/2026

Taaj primary and secondary school xarunta 2aad Ee kaawo godey
02/09/226

Maamulaha xarunta 2aad ee iskuulka Taaj primary and secondary school Mudane Mohamed Ali Ahmed ayaa maalinimadii jimcada ...
30/08/2026

Maamulaha xarunta 2aad ee iskuulka Taaj primary and secondary school Mudane Mohamed Ali Ahmed ayaa maalinimadii jimcada si rasmi ah usoo gabagabeeyay seminar-ka Blood Grouping Test kaas oo ahaa kulan muhiim ah oo lagu xoojinayay aqoonta iyo wacyiga caafimaad ee bulshada .
Seminar-ka waxaa ka faaidaystay ku dhawaad 20 qof, kuwaas oo helay
Fursad ay ku bartaan muhiimada ay leedahay in qof weliba uu ogaado Blood Groupinkisa, gaar ahaan marki ay timaado xaaladaha degdega ah iyo baahida dhiig shubista.
Jimco 28 agoosto 2026

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay xarunta 2aad ee Iskuulka Taaj Primary and Secondary School, waxaana si rasmi ah u bila...
29/08/2026

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay xarunta 2aad ee Iskuulka Taaj Primary and Secondary School, waxaana si rasmi ah u bilaabatay waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026–2027.
đź“… Sabti, 29 Agoosto 2026

Taaj school xarunta 2aad
27/08/2026

Taaj school xarunta 2aad

Jimca wanaagsan dhammaan umadda soomaliyeed
21/08/2026

Jimca wanaagsan dhammaan umadda soomaliyeed

ADMISSION IS OPEN 2026-2027
17/08/2026

ADMISSION IS OPEN 2026-2027

Hambalyo Hambalyo HambalyoWaxaan farxadda la qeybsaneynaa dhammaan ardayda form four kaKuwaas oo maanta usoo baxday naat...
15/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan farxadda la qeybsaneynaa dhammaan ardayda form four ka
Kuwaas oo maanta usoo baxday naatiijadooda imtixaanka qaranka ee fasalka 12aad.

Address

Haanta Madow
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taaj School-Xarunta Kaawo Godey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category