Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad

Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad

Share

Quality of Education

22/12/2025
04/12/2025

Ust Cabdirabi oo kamid ah macalintaa xarunta 2aad ee iskuulka Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad ayaa hambalyo dhamaan wax ka dhigta xarumaha iskuulka Taaj.


29/11/2025

Iskuulkan hadaan maankeyga saaro
Marka h**e alle ayaa mahadlahoo
hawsha maamule marka xigtana
Maxamed baa dhisoo murana ka tagneyne
Waa maamul iyo Macalimiin lala maqsuudaaye
Anagey Mashquul nagu yihiin maalmihi lahelyee
Maxamed Waa masuul cidkale lala misaaleyne.
Mohamed Abdinor Mohamed

Photos from Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad's post 28/11/2025


Xuska Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad Waxaa nagala Soo qeyb galay Maamulaha Guud ee Xarumaha Iskuulka Taaj Ust Mohamed Abdinor Mohamed isagoo ka jeediyey kelmad isugu jirtay hambalyo, boogadin, iyo dhiirigelin.

Photos from Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad's post 23/11/2025

IDIL MIDKEY KA AFLAXAAYEEN MUDNAAN MACALIN BAA LEH

02/10/2025

Jihaan haaruun oo dhigata Fasalka ee iskuulka Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad
Oo ka soo jeedisay hooyo Amaan barnaamijkii arbacalaha ee bandhig waxbarasheedka 2025-2026.


26/08/2025

Waxaan si rasmi ah ubilownay diiwaangelinta ardeyda cusub ee xarunteena 2aad ee kaawo Godey Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad gar ahaan fasalka 1aad ilaa fasalka 12aad ee dugsiga Sare sidoo kale waxaan bilownay Diiwaangelinta Qeybta Bareefadka Taaj Educational Institute gar ahaan ardeyda Caafimaadka iyo ardeyda Malmaha Khamista iyo Jimcaha kusoo dhawaada Taajkii Tacliinta.

24/08/2025

Hambalyo dhamaan

Hambalyo Dhamaan Ardeyda kuwada baasay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare.

Maamulka, Macalimiinta; Howlwadeenada iskuulka Taaj Primary And Secondary School waxay hambalyo udirayaan dhamaan ardeyda Soomaaliyeed ee ku baasay Imtixaanka qaranka Gaar ahaan Waxay Hambalyo iyo Bogaadin U dirayaan ardayda Iskuulka ee Ka Gudbay imtixaanka Qaranka.

Ku baasinta imtixaanka Waxay nooga dhigantahay inaad sharaf iyo sumcad u soo hoyiseen dugsigiinna, Maamulka, Macallimiintii iyo waalidiintii idin garab istaagay tacabkoodu muusan noqon mid qasaaray, waxaan alle idinkaga rajeyneynaa inaad horumar intaan ka balaaran ku talaabsataan Guuleysta idamka alle Ardaydeeniyow.


14/08/2025

Hambalyo waan wada guuleysanay

Dhamaan ardeyda Fasalka 8aad.
Maamulka iyo Macallimiinta iskuulka Taaj Primary And Secondary School waxa ay hambalyo u dirayaan ardayda fasalka 8-aad Xarunta 1aad iyo Xarunta 2aad oo dhammaantood ku baasay imtixaanka Shahaadiga ah ee gobolka Banadir

12/08/2025

It's Ready Now
Hada Waa diyaar


08/08/2025

10ka Arday ee ugu natiijada sareeyo Xarunta 2aad ee Iskuulka Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad sanad dugsiyeedkaan 2024-2025.

07/08/2025

Waxaa farxad iyo sharaf noo ah inaan si rasmi ah idinku wargelinno in shaacinta natiijada Imtixaanka 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 (𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴𝗮𝗮𝗱) ee sannad-dugsiyeedka 𝟮𝟬𝟮𝟰–𝟮𝟬𝟮𝟱 la qaban doono Maalinta Khamiista, 𝟭𝟰-𝗸𝗮 𝗔𝗴𝗼𝗼𝘀𝘁𝗼 𝟮𝟬𝟮𝟱.

Dhammaan ardayda iyo waalidiinta waxaan u rajeynaynaa natiijo ay ku farxaan.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Isgooska Saddex Kunleyda
Mogadishu