10/12/2025
Waxaan maanta examka buuga 1aad ee Basic Computer skills u fadhisteen ardey gaareysa kudhawaad 30 ardey ahna dufcadii 11aad guud ahaan Kolejka
fans
Mountain Hakaba International College
21/11/2025
Maalinta macalimiinta soomaaliyeed
Macalimiinta Mountain Hakaba International College waxay Hambaliyo u diriyaan dhamaan macalimiinta soomaaliyeed
27/10/2025
Mountain Hakaba International College waxaa fursad siinayaa ardayda daneyneysa xirfadaha
1-KUMBUUUTERKA IYO
2-CAAFIMAADKA
Waxaa furan isku diiwaan gelinta koorsooyinkaan Hadaba ardaygii danayaayo is diiwaan gelinta wey furantahay
Nb. Is diiwaan gelinta waxay ku socotaa xarunta iskuulka ama nagu soo wac 0611283737/0626283737
18/10/2025
Sawirada Qalinjabiyaasha iyo macalimiinta kolejka
xafladda Qalin jabinta dufcadii 10aad ee Kolejka Mountain Hakaba International College
17/10/2025
Sawirada shahaada bixinta
xafladda Qalin jabinta dufcadii 10aad ee Kolejka Mountain Hakaba International College
17/10/2025
Maamulka iyo macalimiinta kolejka oo isku duuban waxay mahadnaq u jeedinayaan Kooxdii sida quruxda badnayd u maamulay xafladda qalin jabinta dufcadii 10aad ee Mountain Hakaba International College quruxda iyo hab maamuska heer sare ee aad aragteen la'aantood maysan dhaceen abaalmarin idin qalanto ma heyno balse waxan ilaahey idin ka bariyeyna abaalkiina janno inuu ka dhigo markle iyo mar kle mahadsanidiin🙏🙏