Taaj Primary And Secondary School

Taaj Primary And Secondary School

Share

Kuu soo dhawoow Taaj Primary & Secondary School

Waxaan bixinaa waxbarasho tayo sare leh, anshax wanaagsan iyo kobcinta hibada ardayda. Xarumaha Iskuulka
1.

Macmacaanka Degmada Dharkenley
2. Kaawo Godey Degmada Dharkenley

Tell: 0619487177 ama 0617367063 The School's vision is: provides a positive, vibrant and inspiring environment where students are valued and encouraged to succeed in becoming life-long learners. We strive to prepare all students to become lifelong learners and responsible citizens ready to meet the challenges of the future. In part

16/08/2026

Hambalyo Dhamaan ardeyda fasalka 8aad iyo 12aad oo dhamaantood kuwada baasay imtixaanka dowladda heer qaran iyo heer gobol.

#๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ

Photos from Taaj Primary And Secondary School's post 12/08/2026

HAMBALYO CAA'ISHA SHARIIF XASAN

Waxaan hambalyo u direynaa farxaddana la Qaybsaneynaa Ardeyadeeni Caa'isha Shariif Xasan oo soo Gaba-gabeysay Darajadda heerka 1-aad Ee Jaamacadda.
Caa'isha waxa ay ka mid tahay miraha uu soo saaray iskuulka Taaj Primary And Secondary School gaar ahaan Dufcaddii 9-aad ee Dugsiga ka aflaxday.
Waxaan kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan iyo Mustaqbal ifiya idamka Alle halkaasna kasii wad Dedaalkaaga.


Photos from Taaj Primary And Secondary School's post 09/08/2026

Hambalka fasalka 8aad oo Sanadkii 6aad oo xirir ah aysan naga dhicin wax ardey ah

04/08/2026

Tan iyo 2011... Dhisidda Jiilal Aqoon Leh iyo Bulsho Horumarsan.

16 sano oo dadaal, horumar iyo adeeg bulsho.

๐Ÿซ Taaj Primary & Secondary School
๐Ÿ“š Waxbarasho tayo leh
๐ŸŒฑ Jiilal aqoon iyo akhlaaq leh

21/07/2026

๐ŸŽ“ Ku Soo Biir Qoyska Taaj Primary And Secondary School !

Sanad-dugsiyeedka 2026โ€“2027 diiwaangelintu way socotaa.

Waxaan bixinnaa:
โœ… Waxbarasho tayo leh
โœ… Macallimiin khibrad leh
โœ… Tarbiyo iyo akhlaaq suuban
โœ… Deegaan waxbarasho oo ammaan ah
โœ… Horumar aqooneed iyo kobcin karti

๐Ÿ“ Labada xarumood waxay ku yaallaan Degmada Dharkeynley:

Isbitaal Gargaar โ€“ Degmada Dharkeynley

Kaawo Godey โ€“ Degmada Dharkeynley

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
0619487177 / 0617367063

TAAJ Primary & Secondary School
"Waxbarasho โ€ข Tarbiyo โ€ข Horumar"

17/07/2026

Fartuun oo kamid ah Ardeyda Fasalka 8aad ee Xarunta 2aad Taaj Primary And Secondary School-Xarunta 2aad xaafada Kaawo Godey.



17/07/2026

HAMBALYO Saalax Xuseen Maxamed

Waxaan hambalyo u direynaa farxaddana la Qaybsaneynaa Ardeygeeni Saalax Maxamed Xuseen oo soo Gaba-gabeyey Darajadda heerka 1-aad Ee Jaamacadda.
Saalax waxa u ka mid ahaa miraha uu soo saaray iskuulka Taaj Primary And Secondary School gaar ahaan Dufcaddii 9-aad ee Dugsiga ka Baxda.
Waxaan kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan iyo Mustaqbal ifiya idamka Alle halkaasna kasii wad Dedaalkaaga.


Photos from Taaj Primary And Secondary School's post 13/07/2026

HAMBALYO DEEQO MAXAMED CARIIF

Waxaan hambalyo u direynaa farxaddana la Qaybsaneynaa Ardeyadeeni Deeqo Maxamed Cariif oo soo Gaba-gabeysey Darajadda heerka 1-aad Ee Jaamacadda.
Deeqo waxa ay ka mid tahay miraha uu soo saaray iskuulka Taaj Primary And Secondary School gaar ahaan Dufcaddii 10-aad ee Dugsiga ka Baxda.
Waxaan kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan iyo Mustaqbal ifiya idamka Alle halkaasna kasii wad Dedaalkaaga.


10/07/2026

๐ŸŒธ๐Ÿ•Œ JIMCO WANAAGSAN ๐Ÿ•Œ๐ŸŒธ

Maamulka, Macallimiinta iyo hawlwadeenada Taaj Primary And Secondary School waxay dhammaan waalidiinta, ardayda iyo ummadda Soomaaliyeed u rajeynayaan Jimco Wanaagsan.

Allaah (SWT) ha inaga yeelo kuwa ka faa'iideysta fadliga maalintan barakaysan, hana inagu gallado caafimaad, cibaado suuban, aqoon waxtar leh iyo nolol kheyr badan.

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

๐Ÿคฒ Jimco Wanaagsan, Kheyr iyo Barako Allaha idin siiyo.

Taaj Primary And Secondary School
"Waxbarasho tayo leh, Mustaqbal ifaya." ๐ŸŒฟ

07/07/2026

Tacsi Tiiraanyo Leh

Maamulka, macallimiinta, shaqaalaha iyo dhammaan bahda Iskuulka Taaj Primary & Taaj Primary And Secondary School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ardaygeenna Maxamed C/laahi (Aash*to), geerida ku timid hooyadiis marxuumad Cilaamo Maxamed Axmed.

Sidoo kale, waxaan tacsida iyo xanuunka la qeybsaneynaa ardaydeenna Saadaq iyo Axmed, oo marxuumaddu ay u ahayd ayeeyo.

Marxuumad Maamo Cilaamo Maxamed waxay ka mid ahayd waalidiinta sida dhow ula shaqayn jiray iskuulka, door weynna ku lahayd garab istaagga iyo horumarka bahdawaxbarashada. Geerideedu waxay na gelisay murugo iyo tiiraanyo.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumadda naxariistiisa Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, qabrigeedana u waasiciyo, dhammaan ehelkeeda, qaraabadeeda iyo asxaabteedana ka siiyo samir iyo iimaan.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Xarunta 1aad Haanta Madow, Kaawo Godey Dharkeynley Xarunta 2aad Suuqliif Dharkeynley
Mogadishu