27/08/2026
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Machad daarul khuldi. Online
wuxuu qaadanayaa tiro kooban oo arday ah si Qur’aanka Kariimka loogu barto online.
✅ Xifdinta Qur’aanka Kariimka
✅ Tasxiixa (Saxidda Akhriska)
✅ Barashada Kutubta Tajwiidka
✅ Barashada Hingaada Carabiga
✅ Imtixaan Joogto ah
✨ Ku baro Qur’aanka si fudud oo xiiso leh, adigoo gurigaaga jooga, manhaj casri ahna lagu barayo. ✨
🎯 Yaa ka faa’iidaysan kara?
✔ Qof kasta oo doonaya barashada Qur’aanka Kariimka.
🏅 Dhammaadka waxbarashada, ardaygu wuxuu helayaa shahaado muujinaysa dadaalkiisa.
🕒 Waqtiga waxbarashada: 24 saac
📢 Boosaska waa xaddidan yihiin — Is diiwaangeli hadda!
📞 Xiriir WhatsApp:
📱 +252 618406630
🔗 https://wa.me/252618406630�
📱 +252 628406640
🔗 https://wa.me/252628406640�@