Haldoor Academy

Haldoor Academy Welcome to Haldoor Academy! Home of Skills

Eid Mubarak 🌙Wishing you peace, happiness, and success in everything you do.Keep learning. Keep growing.
19/03/2026

Eid Mubarak 🌙
Wishing you peace, happiness, and success in everything you do.
Keep learning. Keep growing.

📢 We’re Hiring – Remote Graphic Designer!Haldoor Academy is looking for a talented Graphic Designer to work with us remo...
04/07/2025

📢 We’re Hiring – Remote Graphic Designer!

Haldoor Academy is looking for a talented Graphic Designer to work with us remotely or on a freelance basis.

📩 Send your CV & Portfolio to: [email protected]
📱 WhatsApp: +252 612 884 120

Apply now or Tag someone who might be a great fit!

Deadline: 10 july 2025

Eid Mubarak.
09/04/2024

Eid Mubarak.

08/04/2024

Qiima dhimistii aynu sameynay bisha barakaysan ee Ramadan berri ayaa ugu dambeysa.

Fadlan haka faaiideysto qofkii xiiseynaya.

Mahadsanidiin

Haldooracademy.com.

Noqo web designer awood uleh dhisida iyo naqshadeynta websites qurxoon oo indhaha soo jiidanayaan. Waxaan koorso dhameys...
03/07/2023

Noqo web designer awood uleh dhisida iyo naqshadeynta websites qurxoon oo indhaha soo jiidanayaan. Waxaan koorso dhameystiran kaaga diyaarinay HTML5 iyo CSS3 oo ah luqadaha laf dhabarta u ah web design-ka. Markii aad koorsadaan qaadatid ka dib waxaad dhisi kartaa nooc walba website aad ubaahato hadda isdiiwaan geli oo booqo website-ka haldoor academy https://haldooracademy.com ama kala xiriir wixii faahfaahin ah WhatsApp https://wa.me/252615834683

Courses Website:
https://haldooracademy.com/courses





Booqo website-ka Haldoor Academy https://haldooracademy.com oo dalbo koorsooyinka project based-ka ah ee ku jira. Koorso...
01/07/2023

Booqo website-ka Haldoor Academy https://haldooracademy.com oo dalbo koorsooyinka project based-ka ah ee ku jira. Koorsooyinka waxaa kuu diyaariyay macalimiin khibrad uleh in badana kuna soo shaqeeyay koorsooyinka ee bixinaayaan.
Koorsooyinka kugu diyaar ah waxaa ka mid ah :
1. WordPress Web Development Course
https://haldooracademy.com/courses/the-complete-wordpress-course-build-5-projects/

2. Adobe Premier Pro Course:
https://haldooracademy.com/courses/learn-video-editing-with-adobe-premiere-pro-cc-2021

3. Adobe After effect
https://haldooracademy.com/courses/adobe-after-effects-mega-course/

4. Adobe illustrator
https://haldooracademy.com/courses/the-complete-adobe-illustrator-course/

iyo kuwa kale oo la mid ah, hadda dalbo oo hadda hel xirfad aad beri ku shaqeysatid









Eid Wanaagsan dhamaan umadda muslimiinta meel walbo ee joogaan.
28/06/2023

Eid Wanaagsan dhamaan umadda muslimiinta meel walbo ee joogaan.



Address

Rugsan Mall, Suuqbacaad
Mogadishu
01016

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Haldoor Academy:

Shortcuts

Share