15/07/2026
Hambalyo Hambalyo Farxaddeed ๐๐
Maamulka Iyo Macallinmiinta , Shaqaalaha Dugsiga AL-Furaat Model Waxey Hambalyo kal iyo laab ah oo ku socota guushaada weyn ee qalinjabinta Waxaan kuu rajaynayaa in aqoontan aad baratay ay kuu horseeddo mustaqbal ifaya iyo guulo intan ka badan Aad baan kuugu hanwaynahay .
Cukaash Maxamed Sadiiq โQalinjabintu maaha dhammaadka jidka, laakiin waa bilowga safar cusub oo guulo ka buuxaan.
Hambalyo horyaal! Aqoonta aad maanta hantiday ha kuu noqoto fure aad ku furto albaab kasta oo guul ah
AL-Furaat Model Alumni Club Iyo Silsiladaha Dufcooyinka Dugsiga
15/07/2026
Hambalyo Farxadeed Waxaan Dareenka Farxadeed La Qeybsaneynaa Dhamaan Maamulka , Macallinmiinta Iyo Shaqaalaha Dugsiga .
Wax Soo Saarkii Dugsiga AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools Iyo Hormuudkii Dufcaddii 4aad Ee Silsilladda Naadiga Qalinjabiyaasha AL-Furaat Model Alumni Club
Abdi kani Daud Abdi-nor Waxa Aad Gaartay Qeyb kamida Hoolalkaaga Waxbarasho Waxaana ku Rajeyneynaa Horumar Intaan ka sii Badan Alle ha kugu Dhowro Cilmiga Aad Baratay
14/07/2026
Waxaan Hambalyada qalinjebintaada jaamacadeed Dadaalka, samirka, iyo tabarta aad ku bixisay muddadan waxbarasho ayaa maanta kuu soo hoydey guul weyn.
Waxaan kaa rajeynayaa in mustaqbalkaaga uu ka buuxsamo horumar iyo liibaan.
Hussein Ahmed Siyaad Guushan aad gaadhay waa natiijada dadaalkaaga joogtada ahaa.
Hambalyo, iyo Ilaahay ha kuu fasaxo mustaqbal wanaagsan .
Waan ku faraxsanahay in aad gaadhay heerkan sare ee waxbarasho. Hambalyo qalinjebin, guul dambana ha kuu horseeddo .
4aad Ee Taxanaha Dufcooyinka AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools
30/06/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ 1-da Luuliyo ๐ธ๐ด๐๐
Maamulka Mu'assasada Dugsiga AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools
waxa aay ugu hambalyeynayaan dhammaan ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ maalinta midnimada Labada Gobol 1-da Luuliyo Maalmaha Xoriyadda Soomaaliyeed ๐ ๐๐ธ๐ด
Sanadkaan kiisa kale ๐๐๐๐๐ ha inagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo. ๐๐ธ๐ด
26/06/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง ๐ธ๐ด๐๐
Maamulka Mu'assasada Dugsiga AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools waxa aay ugu hambalyeynayaan dhammaan ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ maalinta xoriyadda ๐๐-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐. ๐ ๐๐ธ๐ด
Sanadkaan kiisa kale ๐๐๐๐๐ ha inagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo. ๐๐ธ๐ด
25/06/2026
๐๐ฉ๐๐๐๐ก ๐๐ฒ ๐ญ๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ | ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฎ๐ง๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐จ๐ง๐ฒ
Ka Qeybgalkaaga Waa Innuu Sumcad Iyo Sharaf Waxaadna Dugsiga Ku Meteshaa Golaha Iyo Kaabayaasha Lagu Gorfeeyo Waxbarashada Abdikani Daud Abdinor Waxa uu Ka Midyahay Ardayda Ka Qalinjabiyey Dugsiga Kana Hoolgala Bank-ga MyBank
,Dufcaddii 4aad
Guuleyso Horumar Iyo Mustaqbal ifaaya