Aqoony

Aqoony

Share

� Learning • Skills • Education

26/05/2026

عيد الأضحى المبارك 🌙✨

Aqoony waxay idiin rajaynaysaa ciid barakeysan oo farxad, caafimaad iyo kheyr badan leh.
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana ka dhigo ciidan mid nabad iyo barwaaqo ku dhammaata. 🤍🐑

📞 WhatsApp: 68 3726298
📘 Facebook: Aqoony

20/05/2026

🎓 Kusoo dhawoow Aqoony

Aqoony waa madal waxbarasho oo loogu talagalay kobcinta aqoonta, xirfadaha, iyo horumarka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Halkan waxaad ka heli doontaa:
📚 Casharro tayo leh
💡 Xog iyo aqoon faa’iido leh
🎨 Xirfado casri ah
🚀 Horumar joogto ah

Ujeedkeennu waa inaan abuurno bulsho aqoon leh oo horumar gaarta.

Follow saar oo qayb ka noqo safarka aqoonta. 💙

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Mogadishu