04/01/2026
๐๐๐ง๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐, ๐๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐! ๐จโจ
Muxuu yahay qorshahaaga sanadka 2026? Ma jeceshahay inaad noqoto qof xirfadle ah oo ku shaqaysta hal-abuurkiisa?
๐๐จ๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐๐ ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ ๐ง๐๐ช๐ฌ๐ก๐๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก. Tani waa fursaddaadii ugu horreysay ee aad ku dhisi lahayd mustaqbalkaaga sanadkan cusub.
๐
๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐: 06 Janaayo, 2026.
โณ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐: 2 Bilood oo kaliya.
๐ ๐๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ: Waxaad helaysaa shahaado markaad dhameyso.
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: Muqdisho Tower, Howlwadaag.
Ha sugin berri, maanta is diwaangeli!
๐ Nagala soo xiriir: +252 615 77 53 93 / +252 616 50 41 43
06/12/2025
๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ โ ๐๐ฟ๐ผ๐บ ๐๐ฎ๐๐ถ๐ฐ ๐๐ผ ๐๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ฑ
Ku bilow xirfad dhammaystiran oo ku hoggaaminaysa inaad noqoto ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป๐ฒ๐ฟ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐น๐ฒ๐ต!
Waxaan kuu diyaarinay koorso kaa bixinaysa skills-ka ugu muhiimka badan ee suuqa shaqadu maanta dalbanayo.
๐ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ?
โ๏ธ ๐จ๐
๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐ โ Editing, Retouching, Manipulation
โ๏ธ ๐จ๐
๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ Logos, Branding & Vector Art
โ๏ธ Adobe InDesign โ Layouts, Flyers, Magazines
โ๏ธ Color Theory & Creative Design Principles
โ๏ธ Social Media Designs & Professional Templates
โ๏ธ Portfolio Building โ Si aad shaqo ugu hesho
โ๏ธ Tips & Tricks industry-ga ay isticmaalaan
๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ ๐๐ฒ๐๐ฎ๐ถ๐น๐
โณ ๐๐๐ฟ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป: 3 Months
๐๏ธ ๐๐ฎ๐๐: 3 days/week
โฐ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ณ๐๐: Full-Time & Part-Time
๐ ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ฒ: Yes โ After completion
๐จโ๐ซ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ:
ัะธg. ะผฮฟะฝฮฑะผฯ
โ ฮฑโฮน ัฮนโ
Khabiir Graphic Design & Creative Media ah
๐ ๐๐ฑ๐ฑ๐ฟ๐ฒ๐๐:
Howlwadaag, Madbacadaha โ Mogadishu, Somalia
๐ ๐๐ฎ๐น๐น ๐จ๐:
+๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐
+๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๏ธ ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ๐ ๐๐ฎ๐๐ฒ: December 08, 2025
โ๐ฝ๐๐ก๐ค๐ฌ ๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ญ๐๐ง๐๐๐๐๐ ๐ ๐ช๐ช ๐ฃ๐ค๐ฆ๐ค๐ฃ ๐๐ค๐ค๐ฃ๐ฉ๐ ๐จ๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ง๐ง๐.โ
30/10/2025
๐ก ๐๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ!
Ku soo biir koorsada ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ee aan bishan bilaabayno, baro sida Aad fikirkaaga ugu bedeli laheyd muuqaal soo jiidasho leh.
Course Ka Waxaad ku baran doontaa:
๐๏ธ ๐๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฒ ๐ฃ๐ต๐ผ๐๐ผ๐๐ต๐ผ๐ฝ
๐จ ๐๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฒ ๐๐น๐น๐๐๐๐ฟ๐ฎ๐๐ผ๐ฟ
๐ ๐๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฒ ๐๐ป๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป
๐ ๐๐ ๐ฏ๐ถ๐น๐ผ๐ ๐๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ!
๐
๐๐๐ฟ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป: 3 Months
๐ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ณ๐๐: Full Time
๐ ๐๐ฎ๐๐: 3 Days/Week
๐ ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ฒ: Yes
๐ Howl-wadaag, Madbacadaha Dabaqa Muqdisho Tower
๐ +252 615 775 393 / 616504143
๐๏ธ ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ป๐ด: 05 Nov 2025
07/10/2025
๐๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐บ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น ๐ธ๐๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ฎ๐๐๐ฎ!
Baro Video Editing oo ah xirfad si weyn looga baahan yahay dunida maanta.
Ku soo biir fasalka cusub ee ๐๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐น ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ si aad u barato sida loo sameeyo muuqaallo xirfad leh, loona abuuro content soo jiidasho leh. ๐ฌ๐ฅ
๐ Bilow: ๐๐ Oct, ๐๐๐๐
๐ Mudada: 1 ๐๐ถ๐น
๐ Maalmaha: 3 ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐ง๐ผ๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ถ๐ถ
๐ Shahaado: ๐๐ฎ๐ฎ
๐ Goobta: Howlwadaag, Muqdisho Tower
๐ La Xiriir: +๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ / +๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐
05/09/2025
โจ ๐๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐น๐ฒ๐ต ๐ก๐ผ๐พ๐ผ! ๐
Ma rabtaa xirfad kaa caawisa shaqo helid, ganacsi iyo mustaqbal fiican?
Ku soo biir Horyaal Innovation Institute oo ka faaโiidayso koorsooyin muhiim ah:
๐จ ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป โ baro sida loo sameeyo naqshado soo jiidasho leh.
๐ฌ ๐ฉ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ผ ๐๐ฑ๐ถ๐๐ถ๐ป๐ด โ ku baro xirfadaha tafatirka muuqaalka xirfadaysan.
๐ป ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐๐๐ฒ๐ฟ ๐๐ฎ๐๐ถ๐ฐ โ aasaaska kombiyuutarka oo kaa caawin doona xirfadaha kale.
๐
Bilabashada: 5 September 2025
๐ Goobta: Howlwadaag, Muqdisho Tower
โ๏ธ Wixii faahfaahin ah: +252 615 77 53 93
๐ Horyaal Innovation Institute
๐ก Fursad Dahabi ah! Ha seegin โ Isdiiwaangeli maanta oo mustaqbalkaaga dhiso!
04/08/2025
๐ฌ ๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ต ๐ ๐ฒ๐๐ต๐ผ๐ฑ๐ผ๐น๐ผ๐ด๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ
๐๐๐จ๐ฉ๐๐ง๐๐ฃ๐ ๐๐๐จ๐๐๐ง๐๐ โ ๐ฝ๐ฎ ๐๐ง๐๐๐ฉ๐๐๐๐ก ๐๐ญ๐ฅ๐๐ง๐๐๐ฃ๐๐
๐ ๐ ๐ฎ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐๐ผ ๐ฐ๐ถ๐น๐บ๐ถ-๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฏ ๐ฎ๐ต?
Horyaal Innovation Institute waxay kuu diyaarisay koorso heer sare ah oo kaa caawinaysa inaad si qoto dheer u fahanto habka cilmi-baarista!
๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ต ๐ ๐ฒ๐๐ต๐ผ๐ฑ๐ผ๐น๐ผ๐ด๐ (๐๐ ๐ฃ๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ฐ๐ฎ๐น) waa koorso si gaar ah diiradda u saareysa barashada hab-raaca cilmi-baarista iyadoo la adeegsanayo tusaalooyin iyo tababar toos ah (practical).
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ๐ฎ:
โ
Sida saxda ah Ee loo doorto ciwaanka buugga qalin-jabinta ee jaamacadda;
โ
Sida loo sameeyo su'aalaha cilmi-baarista;
โ
Habka SPSS loo adeegsado;
โ
sida loo qoro cutubyada buugga qalin-jabinta laga bilaabo Chapter One ilaa Chapter Five.
Koorsadaan waxay si gaar ah ugu habboon tahay Ardayda qalin-jabineysa ee jaamacadaha, iyo sidoo kale shaqsiyaadka ka shaqeeya hayโadaha (NGOs) kuwaas oo u baahan xirfado cilmi-baaris si ay uga miro-dhalaan mashaariicdooda.
๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป:
๐
Muddo: 1 Bil
๐ฐ๏ธ Waqtiyada: Full-Time & Part-Time
๐ Maalmaha: 2 maalmood/isbuucii
๐ Shahaado: Haa
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ: Howlwadaag, Mogadishu Tower, Muqdisho โ Soomaaliya
๐ Nagala Soo xiriir:
+252 615 775 393
+252 616 504 143
+252617 75 87 87
๐ก Haddii aad rabto inaad noqoto cilmi-baare xirfad leh, tani waa fursaddaada!
๐๐จ๐๐๐๐ฌ๐๐๐ฃ๐๐๐ก๐ ๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ค๐ค ๐ข๐ช๐จ๐ฉ๐๐ฆ๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ฉ๐๐๐ข๐!
31/07/2025
๐๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ ๐ฎ ๐ง๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป?๐ฅ
Barnaamij cusub oo waxtar weyn leh ayaa fooda nagu soo haayo!
๐๐๐ต๐ฎ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐น ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ ๐๐ถ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ผ ๐ฎ๐ต!
1: Maxaad jeclaan lahayd barnaamijka soo socda inuu noqdo?
2: Barnaamijkee ayaad sugeysay in la bilaabo sanadkan?
3: Haddii aad fursad u heli lahayd inaad wax Ka barato Horyaal Innovation Institute maxaad dooran lahayd?
๐ฒ ๐๐ข๐จ๐ข๐ญ๐ข ๐ด๐ฐ๐ฐ ๐น๐ช๐ณ๐ช๐ช๐ณ:
๐ +๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ || +๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ || +๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐
16/07/2025
๐๐ข๐ฅ๐ฌ๐๐๐ ๐๐ก๐ก๐ข๐ฉ๐๐ง๐๐ข๐ก ๐๐ก๐ฆ๐ง๐๐ง๐จ๐ง๐ waxay kuu diyaarisay course si gaar ah loogu talagalay ardayda fasaxa ku jirta:
โ
Ma jeceshahay nashqadeynta (design)?
โ
Ma doonaysaa in aad barato sida loo sameeyo posters, logos, CV, social media designs iyo wax ka badan?
โ
Ma rabtaa xirfad laguugu aqoonsado oo aad dadka kale uga Duwanaato Adna Ku Shaqysan Karto?
Hadaba
๐ฅ ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ถ๐ป ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ป!
Ku bedel Fasaxaaga Xirfad Mustaqbal leh!
Inta Ardayda kale nasanayaan, Adigu baro xirfad kuu horseedi karta mustaqbal shaqo ama ganacsi.
๐ฅ๏ธ ๐๐ข๐ฅ๐ฌ๐๐๐ ๐๐ก๐ก๐ข๐ฉ๐๐ง๐๐ข๐ก ๐๐ก๐ฆ๐ง๐๐ง๐จ๐ง๐
waxay kugu Soo Dhaweyneysaa Course Graphic Design ah oo socon doona mudo 2 Bilood Ah inta lagu jiro fasaxa!
๐ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ผ๐๐ฟ๐?
โ
Adobe Photoshop
โ
Adobe Illustrator
โ
Adobe InDesign
๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ถ ๐๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ?
๐ฏ Sida loo sameeyo:
โข Posters & Banners
โข Logos & CV Design
โข Social Media Content
โข Project Portfolio kuu gaar ah
โข Intaa iyo Ka Badan
โฐ Waqtiga: Full Time
๐๏ธ Bilaabashada: 21 July 2025
๐ Goobta: Howl-wadaag, Madbacadaha โ Dabaqa Muqdisho Tower
๐
Maalmaha: 3 maalmood Isbuucii
๐ Shahaado: Haa!
๐ NagaLa Soo xiriir: +252615775393 / +252616504143
Horyaal Innovation Institute